Xildhibaan Yuusuf Xasan oo Ku Dhawaacmay Qarax Ka Dhacay Masjidka Al-Hidaaya ee Xaafada Islii
Wararar hor dhac ah oo hataan na soo gaaray ayaa sheegayo in qraxii caawo u ku dhaawacay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ah mudane laga soo doorto deegaanka Kaamakunji.
Ujeedka qaraxaasi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid lagu doonayay in qaarijiyo xildhibaanka haseyeeshee uu ka badbaaday waxana ka soo gaarayt dhacay fudud xili uu ka soo baxayay Masaajidka Weyn ee Al-hidaya.
Masuul ka tirsan Xafiiska Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay dhaawaca Xildhibaanka iyo weliba qaar ka tisan ilaaladiisa.
Xaalada xaafada Islii ayaa weli cakiran,iyadoona haatan ay socdaan rabshado dhagax tuur ah oo awadaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku hubeysan Dhagaxyo iyo weliba Baangado,waxaan iminka xiran wadad jaamka halkaasi oo holac islamarkaan alagu gubay taarada gaadiidka.
Aqrisatay:176Share on FacebookShort URL: http://ceelcad.com/?p=5415












