Qarax aad u Xoogan oo Gordhow Ka Dhacay Masjid Ku yaal Xaafada Islii
Qarax Xoogan ayaa goordhow ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.
Qaraxaan oo la rumeysan yahay in uu ahaa Bambo gacanta lag tuuray ayaa lala beegsaday Masjidaka Al-Hidaaya oo ku yaaal Wada Jaamka ee Xaafada Islii.
Waxaana caawo Masjidka ku sugnaa Xildhibaanka laga soo doorto Deeganka Kamankuji ee Xaffada Islii Mudane Yusuf Xasan Cabd.
Ilaa iyo hada lama hubo qasaaraha dhabta ee ka dhashay qaraxyadaasi.
Aqrisatay:147Share on FacebookShort URL: http://ceelcad.com/?p=5411












