Ceelcad | Latest News Over The World

Suxufiyiin Tahniyad Dhalasho u Dirayo Agaasimaha Shabakada Ceelcad: Abdinaasir Sh.Muuse Egalle (Ducaale)

Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho Farxad leh ka dirayo Wariyaasha kala ah:
1. Cilmi Cismaan Faarax (Boodhari)
2.Abdiweli Ibrahim Garyare
3.Deeqa Yusuf Shire “Sonna”
4. Ismacil Xaaji Shakeeti
5. Sahro Abdi Axmed
6. Laylo Shiikh Aden
7. Bishaaro Ahmed Sahal
8. Abdilaahi Maxamed Taajirow
9. Maxamed Abdi Afgooye
10. Cabdi Shakuur Farax Cigale (Washiton)
11. Abdisalaan Ibrahim Hereeri
12.Cumar Cabdi Xasan Caaqil
13. Maxmed Cismaan Cumar Xabiib
14. Aamina Muuse Wehliye
15. Ridwaan Xaaji Abdiweli
16. Ibrahim Cumar Baffo
17.Nimco samriye
18. Jamiilo Xasan Garuun
19. C/qaadir Xashar Nadaara
20. Sayid Ali Maxamed Ali
21. Maxamed Yusuf Ahmed
22. Salaad Iidow Xassan
23. C/risaq Shiikh Aduun
24. Xasan Liisho
25. Saalax Cusmaan Diiye Sonna
26. Xamdi Maxamed Kadiye
27. Cisman Fantastic
28. Cali Maxamed Xaaji “Calideeq”
29. Haashim Mustaf Aadan
30. Laylo Abdi Cartan
31. Cali Muuse Abdi
32. Abdilahi Abdi Abdille
33. C/laahi Macalin Barre “Alamtara”
34. Sunni Saciid Saalax
35. Xasan Cumar Baffo
36. Mahad Muuse Ahmed
37. C.Naasir Maxamuud Cumar ZERRO
38. C/qaadir Maxamed Mursal
39. Yaasiin Ciise Wardheere
40. Jamaal Shuuriye
41. C/raxmaan Xuseen Furre british
42.Raxmo Cabdulaahi Siyaad
43.Shaafici Sheekh Cai Honest
44.Maxamed cabdi salaad GBC
45.C/Xakiin Cumar Jimcaale
46.Maxmed abuukar Mada
47.Muno cumar Xasan
48.Cabdulaahi Muuse Kalgacal
49.Maxamed Cumar Baakay
50.Ibraahim Cumar Baafo
51.Cabdulaahi balwaan
Dhamaan wariyayaashan oo kala jooga Yurub,Mareykanka iyo Africa waxay tahniyad Dhalasho Farxad Leh u dirayaan Agaasimaha Shabakada Ceelcad Media Natwork : Abdinaasir Sh.Muuse Egalle (Ducaale) oo gabar ugu dhalatay Xaafada South C ee Magaalada Nairobi Dalka Kenya.
Gabdhaasi oo dhalatay 26-11-2012 waxaana loo bixiyay Deeqo C/Naasir Sh.Muuse Cigale ,Waxeyna leeyihiin soo barbaar oo noqo tii dalkeed iyo dadkeeda anfacda.
Aamiin Aamiin Aamiin
 

Aqrisatay:333Share on Facebook

Short URL: http://ceelcad.com/?p=5380

Posted by on Dec 4 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery