Daawo Al-Fanaan Axmed Cali Cigaal oo Wacdaro ka dhigay Mareykanka
Alfanaan Ahmed Cali Cigaal ayaa wacdaro ka dhigay Xaflada si heer Sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Raisul Waraase Saacid.
RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WACDARAHA CIGAAL
Xafladaan ayaa ka dhacay Dalka Mareykanka Gaar ahaa Ohio iyadoona Xafladaan ay noqotay Xafladii ugu dadka badneed ee ka dhacdo Mareykanka.
Email: Ceelcad@gmail.com
Aqrisatay:535Share on FacebookShort URL: http://ceelcad.com/?p=5116












