Ceelcad | Latest News Over The World

Moo Faarax oo cawa noqday hogaamiyaha Oradka Tobanka kuno Metres

Mohamed Faraax  oo  asal ahaan ka soo jeeda wadanka Soomaaliya una tartamayey wadanka Ingriiska ee marti galinaya Olympicada aduunka

Ayaa  caawa ku gulaysatay inuu ka galo kaalinta koowaad ee  tartanka oradada tobanka kunoo metres ah ee adunka.

Mohamed   waxaa uu ka guulaystay Rag aduunka can ka ah  sida Bakeelayaal oo kasoo jeeda wadanka  Ethopia kuwaa oo la filayey inay ka qadi doonaan biladda, balse waxaaba la arkayey inuu ku maquuniyey awood aad uweyn ,waxaana tartanka ka galay kaalinta labaad nin u tartamayey wadanka mareekanka .

waxaa kaloo tartanka ku jiray Rag ka socda wadanka Kenya kuwaasoo ku gulaystay horay bilado kaladuwan .

Mohamed  ma ahan markii ugu horeesay ee uu usoohooyo  bilad wadan ingiriiska isagoo usoo hooyey bilad tartankii New york 20 march 2011 iyo bilado kale oo kala duwan lkn biladaan ayaa noqo naysa midii ugu horeesay uguna qaalisaneed ee uu ku guulaysto qof utartamaya wadanka ingiriiska tartanka tobanka kunoo metrs ah .

By:Du,aale

 www.Ceelcad.com                         

Email:Ceelcad@gmail.com


  

Aqrisatay:1096Share on Facebook

Short URL: http://ceelcad.com/?p=3707

Posted by on Aug 5 2012. Filed under Ciyaaraha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery