Hobalada Ubax Nacfi oo la soo shaacbaxday Qaab cusub,(Daawo)?
Ubax Nacfi oo ah Fananad da’ yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Hagardaamo.Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh oo ka badan tii Nimco dareen iyo farxiyo Fiska ay ku bilaabeen fanka Soomaalida.
Dhalin yarada xiisaysa fanka Soomaalida ee dhageestay heestaan cusub ee Hagardaamo ayaa durba ugu hanbalyeey fananaada sida quraxda badan ee aay ugu luqaynayso.
Hobalada waxaa aay ka mid tahay Faniinta Soomaalida ee ku dhaqan dalka Hollnad iyo waliba qaarada yurub kuwa loogu jecel yahay sanadkani.
By Nuur Ismail Sheikh
E-mail nuur.usa@hotmail.com
Hadaba Daawo Heesta Hagardaamo Iyo Fanaanada Ubax Nacfi Riix qeebta hoose si aad u daawato
Aqrisatay:1079Share on Facebook
Short URL: http://ceelcad.com/?p=3458












