Tartan Qaarada Yurub oo marti galinayaan Labada wadan ee Poland iyo Ukrain ayaa Galabta ka furmay magaalada WARSAW ee Caasimada POLAND

Kadib xaflada furitaanka ayaa Tartanakaan waxaa lagufuray labada wadan ee kala ah Poland iyo Creece , halkaaas oo ay ku dhexmartay ciyaar aad iyo aad u xirfadaysan oo waliba la arkayey inay ciyaarta ay ahayd mid weerar iyo weerar celisa .
Ciyaartaasoo Garsooraha uu ku bixiyey labo kaarka Cas ah uu kala siiyey ciyaaryahanka Creece Difaaca uga ciyaara unawata lambaraka 19aad Papastathopoulos.
Halka uu ka siiyey Poland Goalkeeperka koowaad kaasoo u ciyaara Naadiga Arsenal Wojciech SZCZESNY kadib markii uu ku galay Goal kulaad Ciyaaryahan lambarka 14aad uwata Creece Jakub Wawrzyniak balse nasiib daro waxaa laga qabtay Goal ku laadkii captanka Creece Giorgios Karagounis, halkaa oo ciyaartii ku dhamaatay 1-1 oo barbardhac ah.
Waxaa kaloo dhacay ciyaar aad u xiisa laheed oo dhexmaratay labada qaran oo kala ah Russia iyo Czech republic halkaasoo guusha ku raacaday RUSSIA kuna badiyeen afar iyo hal Russia 4-1Czech
Ciyaartaa oo la arlkayey inuu siweeyn uga dhex muuqaday ciyaaryahanka weererka uga ciyaara Russia una suura gashay inuu ka dhaliyo labo Goal Ciyaarta, ciyaaryahan ka lagu magacaabo A.Dzagoev.
Email: ceelcad.com
By : Abdinasir sheikh musa ( Du,ale )
Aqrisatay:727Share on FacebookShort URL: http://ceelcad.com/?p=3337












