Ceelcad | Latest News Over The World

Daawo Gabar Dhididkeedu Yahay Dhiig Ilinteeduna Tahay Dhagax Subxaanalaah.

Subxaanalaaah Bal kawaran qof ay dhowr dhib isugu darsameen oo misna dumar ah ? Gabar u dhalatay wadanka Yaman ayaa habeenkii koobaad ee arooskeeda waxaa jirkeeda kasoodaatay dhiig halkii uu dhidid kasoobixi lahaa, waxaana in dheheeda ka soo daatay dhagax halkii Ilin ay ka soobixi lahayd… Markaas kadib maxaa dhacay? YAA ILAAHI Bal eeg… Ninkii soo guursaday isla habeenkiiba dalaaqadeeda ayuu farta ka saaray oo wuu furay.. Maskiin …. waxay dib ugu soolaabatay hooyadeed oo agoon hesata ..

HALKAAN KADAAWO Muuqaalka UNA DUCEE IN ILAAHEY Caafiyo Walaal.

Sabuura Xasanil Faqiih .. oo ah gabadha ay arintaani ku dhacday ayaa cudurkeedaan waxaa ka yaabay dhaqaatiirta oo sheegay in uu yahay wax aysan waligood arag. Habeenkii koobaad ee arooskeeda ayeey arintaani isku aragtay waa yaabtay kadibna ninkeedii sidaas ayuu kusoo furay.. Waligaa mamaqashay mana aragtay qof indhihiisa iyo dhagihiisa ay dhagax kasoodaadanayaan ? Qof meeshii dhidid uu kasoobixi lahaa dhiig uu kasoobaxayo? Waa dhibaatadda hesta walaasheen Sabbuura Xasan Faqiih oo u dhalatay wadanka Aan xaga biyaha dariska kanahay ee YAman.

Xigasho: Wariyaha.com

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:2476Share on Facebook

Short URL: http://ceelcad.com/?p=2730

Posted by on Mar 25 2012. Filed under Dhacdooyinka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery