Cudur aan Horay Loogu arag Caalamka oo Kenya Laga Helay
Mid ka mid ah Gobolada ugu caansan Dalka Kenya islamarkaana si weyn loogu dalxiis tago laguna magcaabo Maasai Mara aya alaga helahay Cidur keena Hudo Joogto ah oo looyaqaan Sleeping Sickness.
Cudurkaan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhasho kaneecada Gobolkaasi iyadoona qofka Markeey cunto uu hurdo joogto ah la kulmayo.
Daraasada lagu sameeyay arrinkaasi ayaa lagu ogaaday in intabadan dadka ku nool gobolkaasi ay hurdaan ku dhawaad ilaa 19 saacadood 24 kii saacba waana mida keentay in baaritaano dheer lagu sameeyo.
Dowladda Mareykanka ayaa dalxiiseyaasheeda kula talisay in aysan tagin deegaanka Maasai Mara kadib markii laga helahay Cudur keena hurdo joogto ah oo lagu magcaabo Sleeping Sickness.
Maasai Mara Waa deegaanka ku caanbaxay Dalxiiska islamarkaana ku fadhiya masaafo dhan ilaa 1500 Km oo iskuweer ah,Waxauuna ku yaalaa Gobolka Rift Valley.
Email. Ceelcad@gmail.com
Aqrisatay:1197Share on FacebookShort URL: http://ceelcad.com/?p=2683












