Ceelcad | Latest News Over The World » Suugaanta

DAAWO SAWIRADA:Barnaamij Loogu Magac daray “Hir geli Hamigaaga Faneed” oo Lagu qabtay Muqdisho
Barnaamij loogu magac daray “Hir geli hamigaaga Faneed” oo ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Mudisho iyadoona Barnaamijkaan ay curintiisa laheedahay xarunta cilbaarista iyo wadahadalka (CRD)

Sidoo Kale Barnaamijkaan ayaa waxa lagu qabtay Xarunta CRD ay ku leedahay Magaalada Mudisho ,waxana Muhimada Barnaamijkaan ay tahay in uu hor seed u noqdo soo saarista fanaaniin, jilayaal, hal abuurro, iyo Muusiko yaqaan oo dhamaan da’ yar.

Hadaba Halka ka Daawo sawirada Xubnihii Ka Soo Qeybgalay Barnaamijkaan

Aqrisatay:225Share on Facebook

Daawo Al-Fanaan Axmed Cali Cigaal oo Wacdaro ka dhigay Mareykanka
Alfanaan Ahmed Cali Cigaal ayaa wacdaro ka dhigay Xaflada si heer Sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Raisul Waraase Saacid.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WACDARAHA CIGAAL

Xafladaan ayaa ka dhacay Dalka Mareykanka Gaar ahaa Ohio iyadoona Xafladaan ay noqotay Xafladii ugu dadka badneed ee ka dhacdo Mareykanka.

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:490Share on Facebook

Hobalada Ubax Nacfi oo la soo shaacbaxday Qaab cusub,(Daawo)?
Ubax Nacfi oo ah Fananad da’  yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Hagardaamo.

Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh oo ka badan tii Nimco dareen iyo farxiyo Fiska ay ku bilaabeen fanka Soomaalida.

Dhalin yarada xiisaysa fanka Soomaalida ee dhageestay heestaan cusub ee Hagardaamo ayaa durba ugu hanbalyeey fananaada sida quraxda badan ee aay ugu luqaynayso.

Hobalada waxaa aay ka mid tahay  Faniinta Soomaalida ee ku dhaqan dalka Hollnad iyo waliba qaarada yurub kuwa loogu jecel yahay sanadkani.

By  Nuur Ismail  Sheikh

E-mail nuur.usa@hotmail.com

Hadaba Daawo Heesta Hagardaamo Iyo Fanaanada Ubax Nacfi Riix qeebta hoose si aad u daawato

http://www.youtube.com/watch?v=yc9uK7UeG3c

Aqrisatay:1077Share on Facebook

Qaali Ladan oo noqotay Fananadda Ugu Da’da Yar Soomaaliya Daawo Muuqalka.
Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi karo waa tan ugu da’da yar maanta gabdhaha heeso ee fanaaniinta Soomaaliyeed.

Qaali ladan iyadoo ah gabar aad u da’yar ayay waxey isku darsatay inay sameyso erayadii , laxankii iyo codkii heestaan la magac baxday Somaliweyn ee ay kusoo baxday , taasoo ah hees jaceyl ah oo ay talo u raadinayso dhibaatada jaceylka oo ah mid loo heeso had iyo goor. waxaana muusigga heesta garaacay muusikiistaha weyn ee Ceynba ceyn.

Qaali Ladan waxeey bahda Fanka iyo suxufiyitaba ugu hambalyeynayaan mohhibada uu Ilaah siiyay waxeyna u rajeynayaan inay noqoto gabar tusaale u noqota haweenka fanka ku jira ama doonaya inay soo galaan maadaama ay ka maarantahay Qaali inay soo qaadato heeso kale oo horay loo qaaday oo ay sameysatay hees iyadu ay gaar u leedahay.

Waxaa fanaaninta soo baxay sanadahi danbe ayaan dare ku noqatay sida marar badan dhacday in aay soo qaatan heeso aay leeyahiin fanaaniinti hore isla mar ahaatsina sheegta in aay ayaga leeyahiin heesahasi.

Waxaa ku dhaqan Magalada Nairobi ee dalke Kenya, faniin fara badan oo qaarkood ku soo bara kaceen halka qaar kale aay ku bilaabeen halkaan fanka balse fanaanada qaali ladan ayaa qaaday koobka ayaa la dhahi kara fanaaninta ku nool Kenya.

By Nuur Ismaaciil Sheekh

Tel[ +254707169260

E-mail; nuur.usa@hotmail.com

Nairobi Kenya

Halkaan Ka Daawo Heesta Somaliweyn oo aay qaadao Fanaanada qaali ladan

http://www.youtube.com/watch?v=RE1lXNYXNvI

Aqrisatay:1387Share on Facebook

Shukri Sandiko oo Sheegtay inay Fashili doonto Arimo Badan oo …..?
Fanaanada Shurki Weheliye Cadow Sandiko oo ku sugan dalka Canada ayaa maanta sheegtay in ay fashili doonto arrimo badan hadii aan la joojin fadeexada ay faafinayaan qaar ka mid ah fanaaninta Soomaaliyeed iyo websiteyo qaar.

Shukri Sandiko ayaa sidoo kale sheegtay in ay soo bandhigayso siro badan oo la xariira Fanaanaiinta haatan loo haysto in ay yihiin Fanaaniinta ugu codka macaan Soomaaliya ama ugu magaca dheer, islamarkaana ay u badana yiihiin lacag qaatayaal, dadkana dhaca iyo in aysan dalkooda waxba ka ogeyn oo ay la hartay balwad.

Fanaanintaas ayay sheegtay in marka ay maslaxa soo koraana ay cirka ku socdaan, kaddib marka ay ka badato sarqadu.

“Waxaan leeyahay hala  joojiyo fadeexada lagu hayo fanaaninta anan fadeexeysnen, hadii  fadeexada laga deen wayo fanaaniintaas, waxaan shaaca ka qaadayaa  ama faafinayaa fanaaniin badan oo laa faniiyo ama loo maleyo in ay yihiin fanaaniintii aduunka aysan fanaaniin ahayn, balse ay yihiin lacag qaatayaal, dadka dhaca, wadankodana anan waxba ka ogeyn, balwaduna ay u wada dhamaysay, fanaaniin meeshaan ma joogaan magacii Soomaaliya dhulka ayay la galeen .” Sidaasi waxaa tiri  Shurki Weheliye Cadow Sandiko oo ku sugan dalka Canada.

Hadalka Fanaanada ayaa imanaya, kaddib markii ay boggaGA Soomaalida qaarkood ay qoreen in ay baagamuudo soo wajahday fanaanada caanka ah ee Fartun Birimo, taas oo aanan la garanayn ka halka ay ka soo xigteen websiteyadaasi

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:1856Share on Facebook

Daawo Seynab Labadhagax oo Tagtay Magaalada Muqdisho.
Fanaanada caanka ah ee Seynab Xaji Laba dhagax ayaa Maanta ka degtayy Magaalo Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyeen Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade Airport ee Magaalada Muqdisho Qaar ka tirsan Fananaiinta Soomaalieed ee fara ku tirska ah ee ku nool Magaalada Muqdisho.

Halkaan Ka Daawo Sida Seynab Labadhagax loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

Saynab Labo Dhagax ayaa sheegatay in Muqdisho ay u timid Sidii ay u Caawin leheed dadka soo barakac iyadoona waday deeqo ay u soo wakiisheen Soomaalida Ku nool Dalka Canada.

Zaynab ayaa in mudo ah ku nooleed qurabaha ku dhawaad 21 sano iyadoona sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay imaashiyaheeda Magaalada Muqdisho islamarkaan faraxad la ilimeynesay Xiliga ay garoonka ku sugneed.

“waxaan ku faraxsanahay in 21 sano kadib aan dalkeyga ku soo laabto ujeeedada socdaalkeyguna waa in aan booqdo xerooyinka barakacayaasha si aan ugu qeybiyo gargaar aay soo ururiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Canada”ayeey tiri Seynab Labadhagax

Fananada ayaa ugu dambeytiii umada Soomalaiyeed ugu baaqaday in Nabada laga shaqeeyo ayna aad ugu faraxsanatahay Muqdisho oo Nabad ah in ay aragto 21 Sano Kadib.

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:967Share on Facebook

Daawo Fadeexad Fuad Cumar oo Sheegtay Hees uu Leeyahay Fanaanka Reer Jabuuti ee Jamac Hadaaf.
Fuad Cumar Yare oo kamid ah Fanaaninta soo baxday Burburkii dalka kadib ayaa sheegtay hees uu horay u qaaday Fanaanka Reer Jabiiti ee Jamac Hadaaf.

Heestaan uu sheegatay Fanaanka Fu’aad Cumar ayaa lagu magacaabaa BAL SOO OROD iyadoona heestaan Erayada iyo laxankaba uu iska leeyahay Fanaanka Reer Jabuuti ee lagu magacaabo Jamac Hadaaf Sidoo Kale Heestaan uu sheegatay Fu’aas Cumar ayaa la qaaday sanadkii 1975 taas oo hada laga jooga 37 sano Balse Xiliga Heestaan uu qaaday Jaamac Hadaaf ma uusan dhalan Fu’aad Cumar .

Riix Halkaan Si Aad U Daawato fadeexada Ku Timid Fu’aad Cumar

Sidoo kale Waxaa Fadeexada Heestan ay ku timid Abwaanka Lagu magacaabo Khadar Dheere oo sheegtay erayada Iyo Mustaf Kiiko oo isna Sheegaty in uu leeyahay Laxanka iyadoona Heestaan laga helay Keydka Telefishinka Jibouti ee RTD Tv

Ugu danbeyn Fadeexad sanadka iyo barnaamijka tuug la qabtay ayaa waxa idin soo gudbisay shabakada Ceelcad.com iyadoona aan Aqristayaasheena u balan qaadeyno in aan soo bandhigno Fanaaniinta D’da yar ee sheegta heesaha aysan Laheen.

W/Q: Cabdi Shakuur Faraaxa Cigale(Washiton)

Cabdishakuurc88@gmail.com

Kenya_Nairobi

Tel:+254710330352

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:2762Share on Facebook

Al Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo ku Dac dareysan Gudaha Magaalada Muqdisho
Al Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo kamid ah hobladii Waabari isla markaana ah Fanaan Magac Iyo Maamuus kuleh Bulsha Soomaaliyeed ayaa si aad ah ugu xanuunsanaya Guadaha Magaalada Muqdisho.

Cabdi tahliil ayaa Dhawaan waxa Dhaawacay Ciidamado Ka Tirsan Dowlada KMG ah iyadoona ilaa hada aysan waxba u qaban Dowlada uu Madaxweyne Ka Yahay Shariif Shiikh axmed.

Sidii Cabdi Tahliil Warsame ayaa Sanadihii U danbeeyay waxa uu Naafo ka ahaa Lug iyo gacan Iyadoona taas ay us iidheer tahay Dhaawaca ay u geysteen Ciidamada Dowlada KMG ah.

Ehelada fananka ayaa sheegay in hada Cabdi Tahliil uu aad udac dareysan yahay uuna hayo xanuun saa id ah sidoo kale Fananka ayaa la sheegay in ay ku adag tahay iun uu si buuxda kuula hadlo waxaana ay ka codsadeen dadka Somaliyeed in ay fananka ilaah dartiis ku caawiyaan.

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:1456Share on Facebook

Fanaanada Shamso Foot oo La Soo Baxday Muuqaal Cajiib ah (Daawo)
Fanaanadda/Abwaanadda/Laxamiistaha Shamso Maxamed Foot ayaa soo

saartay hees muuqaal ah ooh al-ku-dhiggeedu yahay

NARUURO. Heesta oo jaceyl ka tarjumeysa ayaa waxay tahay mid dabacsan

Halkaan Ka Daawo Heesta Nauuro Iyo Shamso Food

Email: Ceelcad@gmail.com

Aqrisatay:1364Share on Facebook

Farxiyo Kabayare Iyo Dalmar Yare oo Hees Cajiib ah Soo Saaray
Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ayaa waxay soo saareen hees cusub oo jaceyl ah, taasi oo erayadeeda ay aad u macaan yihiin.

Hal-ku-dhigga heestan waa DHUNKASHO , waana erayadii iyo Laxankii Saalax Doonyaale iyo Muusikadii Cabdiwahaab Cantar Naaji.

Heestaan ayaa waxa ay leedahay Muuqaal Cajiib ah iyadoona laga dareemayo erayo aad u macaan

Halkaan Ka Daawo Heesta Dhunkasho

Aqrisatay:940Share on Facebook