Ceelcad | Latest News Over The World » Ganacsiga

Sara ukac Dhinaca Qudaarta oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Garoowe
Magaaladda Garoowe ayaa waxaa soo foodsaaartay hoos udhac xoogan oo ku yimid nuucyada kala duwan ee khudaarta ka timaada koonfurta Sooomaaliya ee abaaruhu sida ba’an ay usaameeyeen waqti xaadirkaan lagu jiro.

Hoos udhacaan xoogan ee ku yimid dalagyadii ka imaan jiray Gobolada koonfureed ayaa ganacsatada iibisa khudaarta waxa ay ku micneeyeen kadib markii lawaayay wax soo saarkii beeraha ku yiilay halkaasi islamarkaana Dadkii tabcan jiray beeraha ay waayeen roobabkii xilli sanadeedka ahaa ee inta badan dalagyadaasi soo saasaari jiray.

Haweenay kamid ah ganacsatada khudaarta ku iibisa suuqa weyn ee Garoowe oo magaceeeda ku sheegtay Faadumo Xasan Barre ayaa warbaahinta Ceelcad.com u sheegtay in uu jiro isbadal hoos udhac ah oo ku yimid khudaartii laga keeni jiray Gobollada Koonfurta, Waxaana sidoo kale ay sheegtay in sarakac aan hore loo arag laga dareemay qiimaha lagu iibsado khudaarta oo markii hore ahayd mid aad ujaban

Sidoo kale waxaa sarakac xoogan uu ku yimid qiimaha lagu iibsado raashinka qeybihiisa kala duwan sida Galeyda, Digirta iyo Haruurka oo kamid ahaa dalagyadii inta badan ganacsatada Reer Garoowe uga imaan jiray Gobolada Koonfurta Soomaaliya..

Hase ahaatee , Qiimo kororka ku yimid nuucyada kala duwan ee khudaarta iyo dalagyada ayaa noqonaysa mid walaac ka dhigaysa ku tiirsanaanta dalagyada xilligaani, Iyadoo dadku welwel ay ka qabaan yaraanshaha Khudaarta oo timid waqti ay soo dhawdahay bisha barakaysan ee Ramadaanka oo dadku ay aad ugu tiirsanyihiin nuucyada khudaarta iyo raashinka la isticmaalo waqtiga ramadaanka,laga maarmaan u ah noolasha aadanaha

Aqrisatay:1031Share on Facebook

Qiimaha Kaluunka oo hoos u dhac ku yimid suuqyada Muqdisho.
Kaluumeystada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hoos u dhac weyn laga dareemay qiimaha la kala siisto kaluunka ee kawaanada Magaalada Muqdisho.

Qiimaha la kala siisto Sicirka malaayga Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa hoos u dhac weyn  laga dareemay,  iyadoo Kiiladii hilibka Malaayga ah la kala siisanyay Lixdan kun oo Shilin Soomaali ah, halka markii hore uu ahaa wax ka badan Boqol iyo Labaatan kun.

Hoos u dhaca ku yimid qiimaha Malaayga ee Magaalada Muqdisho ayaa lala xiriirinayaa iyadoo suuqa uu ku soo batay Malaayga,  xilli lagu guda jiro bisha Ramadan.

Qaar ka mid ah Kaluumeeysatada Muqdisho ayaa shabakadda wararkaee Balcad u sheegay in xiligan lagu jiro ee xili roobadka xagaaga uu Malaaygu ku soo bato suuqyada taasina ay sababtay in sicirka malaayga uu hoos u dhac ku yimaado.

Aqrisatay:1150Share on Facebook

Xoolaha Soomaaliyeed oo markii u horeysay loo dhoofiyey dalka Lubnaan (Sawiro)
Markab nooca xamuulka qaada ayaa gelinkii dambe ee maanta xoolo ka qaaday dekadda Bosaaso kuwaas oo la geyn doono dalka Lubnaan markii u horeysay.

Gudoomiyaha Maxjarka Maxamed Faarax Maxamuud oo Saxaafada kula hadlay dekadda Bosaaso ayaa sheegay in markabkaan uu ka yimid dalka Lubnaan isla markaana ay noqonayso markii u horeysay oo Xoolo laga qaaday dekadda Bosaaso loo dhoofiyo dalka Lubnaan.

Talaabadan ayaa timid siduu sheegay kadib dadaal fara badan la sameeyey ku guuleysteen in Dowladda Lubnaan ay ogolaato in dalkeeda la keeno Xoolaha Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Maxjarka ayaa ugu baaqay dhamaan ganacsatada in ay ka faa’ideystaan fursadaan isagoo tilmaamay in ay rajeynayaan dalal ay kamid tahay Jordan oo xudduud la leh Lubnaan ay iyana bilawdo in ay xoolo ka qaadato Soomaaliya.

”Waxaan aad ugu faraxsanahay arintaan oo ah mid taariikhi ah,waxaana ugu baaqaya dhamaan ganacsatada in ay ka faa’ideystaan fursadaan.waxaan rajeynaynaa dalka Jordan ee xuduud la leh Lubnaan in ay iyana howshaan bilawdo”,ayuu yiri.

Shirkada Somali Livestock ayaa fududeysay howshaan lagu dhoofinaayo xoolaha ee la geynaayo dalka Lubnaan siduu sheegay Gudoomiyaha Shirkada Cumar Ismaacil Waaberi oo la hadlay Saxaafada.

Waxaa uu xusay in safaro badan ay ku tageen dalka Lubnaan oo ay kala hadleen masuuliyin kala duwan arinta ku saabsan dhoofitaanka xoolaha,markii dambana lagu guuleystay in ay aqbalaan codsiga ay u gudbiyeen.

Duqa magaalada Bosaaso Xassan Cabdalla oo isna ka hadlay madasha ayaa soo dhoweeyey talaabadaan kuna tilmaamay mid muhiim ah,waxaana uu ka codsaday ganacsatada in ay dardar geliyaan howlahooda oo ay sii wadaan horumarka.

Kabtanka Markabka oo goobta hadalo ka jeediyey kuna hadlay luuqada Carabiga ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihin imaatinka Soomaaliya gaar ahaan dekadda Bosaaso,wuxuuna xusay in bishii labo jeer ay xoolo ka qaadi doonaan dekadda.

Dhaqaatiir u dhashey dalka Masar ayaa ka qayb qaatay baaritaanka caafimaad ee lagu sameynayay xoolaha maanta la dhoofiyey,waxaana ay tilmaameen in Xoolaha Soomaaliyeed ay yihin kuwa intooda badan caafimaad qaba oo Cuduro ay filayeen in laga helo ka waayeen.

Dhanka kale Gudoomiyaha Maxjarka ayaa shaaciyey in Dalka Masar dhowaan loo dhoofin doono xoolo isla markaana markab qaadi doona xoolahaas maalmaha soo socda kusoo xiran doono dekadda Bosaaso.

Xoolaha uu markabka qaaday ayaa isugu jira ari iyo l’o laga keenay gobolada dalka,waxaana ay tiro ahaan gaarayaan 4,500-neef.

Shirkada dhoofsanaysa ayaa lagu magacaaba Al-Jaabur oo xarunteedu tahay magaalada Beirut uuna iska leeyahay maalqabeen u dhashey dalka Lubnaan.

Tani waxay noqonaysa talaabo horumar leh oo ay higsadeen maamulka maxjarka maadama xoolaha oo keliya loo dhoofiyo wadamada Khaliijka,waxayna kusoo beegmaysa xilli ay soo dhowdahay waqtiga xajka.

Aqrisatay:1135Share on Facebook

Ganacsiga Basasha ee Magaalada Baardheere
Ganacsiga ka jira guud ahaan degmada Baardheere, gaar ahaan magaalada Baardheere waxaa ugu weyn ganacsiga la xiriira waxsoosaarka beeraha. Waxaa labeeyo ka ganacsiga xoolaha nool iyo waxyaabaha kale ee laga helo sida subaga, caanaha, hilibka, hargaha iyo saamaha.

Baardheere sida magaalooyinka kale ee waaweyn ee dalka Soomaaliya, waxay ganacsatadeeda ka ganacsadaan badeecooyinka inta badan soo dejinta ku timaada sida sonkorta, bariiska, baastada saliida, qalabka dhismaha iyo waxyaabaha kale ee loo yaqaan bagaashka.

Waxaa kale oo ganacsiga firfircoon ka jira ganacsiga ku salaysan Ganacsiga Adeega sida dugsiyada, iskuulada, jaamacadaha, isgaarsiinta, makhaayadaha, hoteelada, iyo xawilaadaha.

Basasha Baardheere

Dhanka dhoofinta khayraadka beeraha, xiligii nabada iyo dowladaha, Muqdisho waxaa ku yaalay bakhaaro waaweyn oo lagu keydiyo laguna gado basal noocyo badan leh oo aad loo jeclaa taas oo ka imaan jirtey beeraha ka baxa nawaaxiga Baardheere.

Tubaakada oo iyadane aad looga ganacsan jirey ayaa gaari jirtey meel walba wadanka. Basasha Baardheere waxaa loo iib geyn jirey Mombaasa, Kenya ilaa Djabuuti oo dhacda Gacanka Cadmeed. Waa masaafo u dhexeysa ilaa 3000 oo kiilomitir.

Xaga waxsoosaarka guud ee dhaqaalaha wadanka, magaalada Baardheere Soomaaliya ayey qeybteeda ka heli jirtey iyada oo wax badan laga dhaxlay sanadadii horumarinta dhaqaalaha ee wadanka Soomaaliya.

Aqrisatay:1305Share on Facebook