Ceelcad | Latest News Over The World » Wararka

xildhibaano ka tirsan baarlamanka soomaalia oo wada mooshin ka dhan ah ciidamada keenya
Xildhibaan C/llaahi Jaamac oo ah Gudoomiyaha Gudiga ganacsiga iyo dhaqaalaha baarlamaanka ayaa faah faahin ka bixiyay nuruxka mooshin ay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ka geeyeen Ciidamada Kenya ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolka Jubada Hoose.

Isagoo wareysi siinayay Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da ayuu Xildhibaanka sheegay in mooshinka uu ka dhan yahay Ciidamada Kenya, isla markaana aanay u hogaansamin sharciyada AMISOM ay dalka ku joogto

“Mooshinka aan geynay wuxuu ka dhan yahay Ciidamada Kenya ee Jubada Hoose jooga ee Kismaayo ku sugan, waxaan u keenay ciidamada Kenya magac AMISOM kuma joogaan, iyadoo la ogyahay berigii ay soo galeen dalka in si aan sharci aheyn ku soo galeen, taasna ay cadeyneyso qeyladii uu ka sameeyay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, markii la wada hadlay inay AMISOM ka mid noqdaan baa la isla gartay”ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Jaamac.

Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay Ciidamada Kenya in dhaqankooda aanu aheyn qaanuunka AMISOM ku dhaqmaan, isagoo cadeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka baxday KMG, isla markaana madax banaanideeda si buuxda qaraaro uga soo baxeen Qaramada Midoobey.

“Kenya ciidankeeda waa AMISOM, ayaga magaalada nabadgelyadeeda haya, nidaamka waxa meesha ka socda waa gacan 3aad oo Kenya ah, dano ay leedahay fulineysa, ee danaha dowladda Soomaaliyed ma fulineyso, Xildhibaanada mooshinka geeyay ay ka hadlaan in Kenya shaqada ay heyso ma tahay mid Maslaxada Soomaaliya ku jirta”ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Jaamac.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Ciidamada Kenya ay ku milmeen siyaasada Soomaaliya, isla markaana dhinac ka mid ah dhinacyada isku haya ay taageerayaan sida uu hadalka u dhigay.

“Kenya joogitaankeeda waxay soo celineysaa dagaal sokeeye iyo inay qab qablayaal dagaal soo laabtaan, in Gobolka Shabaab u gacan galo, waxaa lagu tuhmayaa dhinacyada qaar inay la safan tahay oo ay siyaasada ku milmeen, Kenya hadii AMISOM tahay ha u hogaansanto shuruucda AMISOM, gobolkii loo diro ay aado, ma ahan in Kismaayo kaliya ay joogto”ayuu sii raaciyay Xildhibaanka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in aanay ku qanacsaneyn howsha ay Ciidamada Kenya ka hayaan Jubada Hoose, isagoo si cad u tilmaamay inay ku lug laheyd doorashadii ka dhacday Kismaayo ee Madaxweyne loogu magacaabay Axmed Madoobe iyo wafdiyo dowladda ka socday oo Kismaayo laga soo celiyay.

Gelinka hore ee maanta ayay aheyd markii Mudanyaal gaaraya tobaneeyo ay mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya u gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka, kaasoo ah mooshinkii u horeeyay ee laga keeno mid ka mid ah dalalka Midowga Afrika ee ku howl gala magaca AMISOM ciidamadooda ka jooga Soomaaliya.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:4Share on Facebook

shirkada hormuud oo maanta xariga ka jartay hay,ad cusub oo shirkada hormuud qayb ka,ah
Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay ka qabygaleen masuuliyiinta ugu saraysa Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo lagu qabtay magaalada Muqdiso ee caasimadda Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay hay’addan samafalka ah ee Hormuudd Telecom Foundation oo lagu taageerayo dadka danyarta ah sida ay tilmaameen masuuliyiinta shirakadda.

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa bixin doonta dhammaanba kharashka ku baxaya samafalka ay sameyneyso Hay’addani.

Maamulaha guud ee shirkadda Isgaarsiinta  Hormuud Maxamed Aadan Faarax oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in mashruucani uu wax badan ka qaban doono baahida dadka danyarta ah ee Soomaaliyeed,wuxuuna xusay in Mashruucan loogu tala galay in dadka danyarta ah looga taageero dhinacyada waxbarahada iyo shaqooyinka, wuxuuna intaa ku daray iney u taagan yihiin garab Qabashada bulshada inta tabarta yar.

C/llaahi Nuur oo ah madaxa Hey’adda Hourmuud Telecom Foundation ayaa isna sheegay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay wax u qabashada dadka intiisa taagta daran, wuxuuna ku celceliyey iney waxbadan u qaban doonaan shacabka Soomaaliyeed ee Dalka gudihiisa ku dhibaateysan.

Shirkadda Isgaarsiita Hormuud Telecom oo kamid ah shirkadaha ka hawlgala Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa hore gacan uga geysatay wax ka qabashada dhibaatooyikii dalka ka dhacay oo ay ka mid ahaayeen Fatahaadihii Baladweyne, Jowhar & abaarihii sanadkii 2011 ku dhuftay inta badan gobolada dalka.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:5Share on Facebook

Ciidamo Sierra Leone ah oo gaaray Dhoobley
Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Guddoomiyaha degmada Dhoobley Axmed Xasan Qeex ayaa shabakada wararka ceelcad  u xaqiijiyay in ciidamo Sierra Leone ka socda ay gaareen magaaladiisa.

xasan Qeex wuxuu sheegay in ciidanka ay ku hubeysan yihiin 100 gaadiidka gaashaamman, iyadoo diyaarado helikobtarro ah ay ka qeyb-qaateen dejintooda.

Qeyb ka mid ah ciidanka maanta gaaray Dhoobley ayaa u gudbay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose, waxayna ku wajahan yihiin degmada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo kooxda al-Shabaab ay gacanta ku hayso.

Lama shaacin tirada ciidanka Sierra Leone ka socda ee maanta gaaray gobolka Jubbada Hoose.

Ciidanka Sierra Leone oo ka kooban 850 askari ayaa la dejin doonaa gobollada Gedo iyo Jubbooyinka, doorkooda u weyn wuxuu noqon doonaa caawinta sidii loo soo celin lahaa xasiloonida iyo kala dambeynta gobolladaas.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:22Share on Facebook

Madaxweynaha xasan shiiq oo muqdisho iyo Addis Ababa ugu qayb galaya xuska 50 guurada AUda
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si uu uga qayb galo xuska 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Africa.

madaxweyne xasn shiiq maxamuud ayaa inta aanu u ambabixin  adisababa uga qaybgalay muqdisho munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay 50 guuradii ka soo wareegtay aasaaskii ururka midowga afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in uu madaxda Africa ee ka qayb galaya kulanka xuska 50 guuradaka soo waregtay aasaaska AUda uu warbixin ka siiyo guulaha siyaasadeed, nabad galyo iyo amni ee laga sameeyey Soomaaliya

Afhayeenka madaxtooyada Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa sheegay in madaxweynaha inta uu ku sugan yahay Adis Ababa uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doono madaxda ka qay galaya kulanka.

Wararka qaar ayaa sheegay in uu jiri doono kulan xasaasi ah oo uu madaxweynaha la qaadan doono madaxda urur goboleedka IGAD si uu ugu bandhiga mowqifka dowladda Soomaaliya ay ka tagaan tahay maamulka Jubbooyinka iyo taageerada looga baahan yahay IGAD in ay ka geystaan xal u helista arrinta murugsan ee Jubbooyinka.

In ka badan 30 madaxweyne iyo ra’isal wasaarayaal ka kala socda dalalka Africa ayaa ka qayb galaya kulan madaxeedka midowga Africa.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:20Share on Facebook

50 guuradii Midowga Afrika oo maanta Muqdisho looga dabbaaldegayo
50 guuradii ka soo wareegatay xilligii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in maanta looga dabbaaldego magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo uu u hor kacayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Salah Annadif ayaa ku sugan magaalada si ay uga qeyb-qaataan xuska, waxaana lagu wadaa in madax sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay saraakiisha Midowga Afrika kala qeyb-galaan xafladda.

Munaasabadda oo uu soo qabanqaabiyay xafiiska Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo deegaanka Xalane oo ah xarunta AMISOM ee Soomaaliya.

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo shalay la kulmay danjire Annadif ayaa sheegay in Soomaaliya ay xubin muhiim ka tahay Midowga Afrika, ayna hormuud ka ahayd waddamadii aasaasay Midowga Afrika.

Raysul wasaare Shirdoon ayaa u hambalyeeyay Midowga Afrika, wuxuuna ka rajeeyay in uu sii xoojin doono sidii loo heli lahaa Afrika oo gaarta horumar dhab ah, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay waddamada ee ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Madaxweynayaasha dalalka Afrika ayaa sanad-guurada 50-aad ee Midowga Afrika waxay ugu dabbaaldegi doonaan 25-ka bishan magaalada Addis Ababa oo ah xarunta Midowga Afrika.

Shir ay yeelan doonaan madaxweynayaasha ayaa la sheegay in diiradda lagu saari doono arrimaha Soomaaliya.

wabmaster

ceekcd@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:20Share on Facebook

branaamij ka turjumaya hidaha iyo dhaqanka soomaalida oo lagu qabtay nairobi
Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka udoodo xuquuqda dhalinyarada Soomaaliyeed ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano SYAO.

Bandhig dhaqameedkan ayaa waxaa Waxaa ka soo qeybgalay dadweyne kor u dhaafayay 270 oo ka kala socday bulshada qeybaheeda kala duwanaa sida, Diblomaasiyiin caalami ah, safiiro ajnabi ah, siyaasiyiin Soomaaliyeed, haween odayaal dhaqameedyo, dhalinyaro iyo dhamaan qeybaha bulshada.

Goobta Bandhig dhaqameedka ayaa waxaa lagu xardhay agabkii Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Calanka Soomaaliya, Halku dhigyo Hidaha iyo Dhaqanka ka tur jumayay iyo dhamaan sharaxaadii farshaqanka.

Kooxda Shamsudiin Ban ayaa goobta ku soo bandhigay dhamaan ciyar dhaqameedyada Soomaalida sida Heeso, Ciyaaraha Hidaha dhamaan gobolada dalka laga ciyaaro , Agabka Hidaha, Dharkii hida, Majaajilooyin qosol lahaa, Riwaayado iyo Sheekooyin ifinayay Hidiha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhamaan ka qeyb galayaashii kala duwanaa ee ka soo qeyb galay Xaflada ayaa si aad ah ula dhacay agaasinka iyo qaban kaabada Xaflada Lagu soo Nooleynayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, waxa ayna Amaan u jeediyeen Ururka Soo qaban qaabiyay ee SYAO

Qeybaha dhexe ee bandhiga ayaa waxaa daadihinayey Abwaan Idaajaa oo ah Abwaan Soomaaliyeed oo can ku ah taarikhaha dhaqanka iyo suugaanta , waxaana uu daadihiyey barnaamij loogu magac daray “Su’aalaha dhaqanka “ oo lagu bixiyey hadiyado qaali ah sda Laptopyo , Mopelo , saacado , dhar hidha iyo dhaqanka ah barfuuno iyo lacag .

Dadki ka soo qeybgalay munaasabada bandhig dhaqameedkan ayaa aad ula dhaca , waxaana dadki goobta joogay ka mid ahaa qunsulka safaarada Soomaalida ee Kenya Siyaad Shire , safiirka Soomaalida ee Senegal Owliyo , xildhibaano , safiirada Uganda iyo D Jabuuti Soomaaliya u fadhiya iyo gudoomiyaha SYAO Mohmed Cajiib .

Mohamed Cajiib ayaa dadweynihi iyo siyaasiyiinti soo xaadirtay u sharxay sida SYAO uga go’antahay ilaalinta dhaqanka iyo hidaha soo jireenka si jiilalokoa lumay 20-so ee la soo dhaafay maanka ay ugu hayaan , waxaana sheeay in bandhiga filim ahaan loo soo galin doono aalaha la daawado ee internetka sida malaayin Soomaali ah uga faaideystaan

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:35Share on Facebook

Xildhibaanno qaadacay mooshinka ka dhanka ah xukuumadda
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo hor-jeesatay mooshin ka dhan ah xukuumadda federal-ka ah ee Soomaaliya oo dhowaan loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka.

In ka badan 100 xildhibaan oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa dhaliilay in xukuumadda oo 6 bil jir ah mooshin laga geeyo, waxayna soo jeediyeen in fursad ay waxqabad ku soo bandhigto la siiyo.

Guddooomiyaah guddiga xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in xilligan oo uu caalamku diyaar u yahay inuu dowladda wax kala qabto dhinacyada horumarinta aanay habbooneyn in qas la abuuro.

Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhowaan ra’iisul wasaaraha uu baarlamaanka hor tagay, su’aalana ay ka waydiiyeen wax-qabadkiisa, taas oo uu xusay in markii uu baxay ay xildhibaannadu la dhacsanaayeen, waxaanu is waydiiyay waxa mooshinka keenay laba toddobaad kaddib.

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan-madoobe) ayaa isna xusay in shacabka aanay farxad gelineynin rididda xukuumadda jirta, wuxuuna soo jeediyay tixgelinta rabitaanka shacabka iyo mas’uuliyadda baarlamaanka.

Xildhibaannadii maanta kulmay ayaa la sheegay inay ku jireen xubno horay ugu lug-lahaa mooshinka la gudbiyay ee xukuumadda ka dhanka ah

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi c faarax boodhari

Aqrisatay:49Share on Facebook

Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo soo Agaasimay ayna ka soo Qeybgaleen Boqolaal qofood oo iskugu jira, Ganacsatada islii, Aqoonyahanao Haween dhalinyaro waxgarad.

Kulankaan oo uu soo Qaban Qaabiyay Ururka ugu way ee Somalida leedahay ee Xafiiskiisu yahay Magaalada Nairobi,  Xarunta kobciye community centre ayaa waxaa ka hadlay wax garad kala Duwan.

Shirkaan oo u Jeedadiisu ahayd sidii dadka dagan ay u kala war qaadan lahaayeen iyo Midaynta dadka Dagan islii, ayaa waxa uu ahaa mid socday Mudo, waxaana halkaas ka hadlay Ganacsato, Culumo, Aqoonyahano iyo dad kale oo aad u badnaa.

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray xaalada xaafada islii, sida amaanka caafimaadka, waxbarashada iyo arimo kale.

Ganacsatada iyo  qeybaha  kala Duwan ee cafimaadka Ururada bulshada, ayaa amaan u soo Jeediyay maamulka Xarunta kobciye community centre, waxa uuuna ahaa kulankaan kii ugu waynaa oo ay iskugu Yimnaadaan Boqolaal qofood ama ugu horeeyay oo ay abaabaushao Xarunta kobciye community centre  oo kashaqeysa arimaha bulshada  iyo hurmarinata dhallinyarada  sida la Talinta wada wanaagsan iyo in wax labarto.

Axmed faarax Cali Idaajaa oo ka mid ah suugaanyahanada Soomaaliyeed ayaa ka mid ahaa dadkii halkaas ka hadlay, waxa uuna sheegay in Maamulka  Xarunta kobciye Community Centre uu u qabtay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan islii wax badan.

“ waxaan oran karaa Xarunta kobciye community centre waxa uu qabtay wax badan, dhalinyaro Xumaan lahayd ama balwad baran lahayd, ama Xumaan kale baran lahayn ayay Toosiyeen oo ay Goobo waxbarasho u Fureen”ayuu yiri Idaajaa oo halkaas ka hadlay.

Waxaa ka mid ahaa dadkii Halkaas ka hadlay shine oo ah Gacanyaraha Xildhibaanka laga soo Doorto Degmada Kaamakuuji ee xaafada islii, waxaana halkaas lagu waydiiyay Su’aalo ay ka midyihiin amaanka iyo Nadaafada oo uu uga Jawaabay dadkii halkaas iskugu yimid.

Gudoomiye ku-xigeenka Ganacsatada islii oo halkaas ka hadlay ayaa aad ugu Mahadceliyay Maamulka kobciye community Centre  oo uu sheegay in ay wax badan qabtee.

Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha kobciye community Centre afrax Cabdulaahi Xasan asaga oo ka Warbixiyay xaalada Ururkan iyo sida uu u shaqeeyo.

Waxa uu sheegay afrax in Ururkan uu bulshada Dagan islii gaar ahaan dhalinyarada uu ku soo kordhiyay wax badan, waxa uuna sheegay in ay Boqolaal arkdaya dhigtaan iskuulka asaga oo sheegay in ay dhalinyaradaas ahaan laahyeen kuwa barta Maandooriye ama dhibaato kale u gaysta shacabka islii, balse ay u Weeciyeen waxbarasho.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

Aqrisatay:31Share on Facebook

Kulan gogol-xaar u ah shirka maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo muqdisho lagu qabtay
Kulan loogu gogol-xaarayo shir ku saabsan maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo lagu wado in dhammaadka bishan May uu ka furmo magaalada Nairobi ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka socotay rugaha ganacsiga ee Soomaaliya iyo Kenya, mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka socday iyo saraakiil ciidan ayaa ka qeybgashay kulanka.

Xasan Nuur oo ah madaxa qaban-qaabada shirka oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in fikirkooda uu yahay sidii ay isugu imaan lahaayeen rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya, isagoona ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka faa’ideystaan oo ay maal-gashadaan dalkooda qaniga ah.

Guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Kenya, James N. Mureu oo kulanka ka qeybgalay ayaa xusay in Soomaaliya ay tahay dal ku wanaagsan maal-gashiga, wuxuuna soo jeediyay isku-furidda ganacsiga Soomaaliya iyo dalalka dariska ah, si ganacsatada dariska ay fursad maal-gashi u helaan.

Shirka maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo wajigiisa hore uu Nairobi ka dhacayo 28-29-ka bishan ayaa la qorsheynayaa in wajigiisa labaad lagu qabto magaalada Muqdisho.

Taliyaha booliska Soomaaliya, Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saacid ayaa sheegay in boolisku ay xaqiijin doonaan ammaanka shirka, marka ay noqoto inay Muqdisho marti-geliso.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:45Share on Facebook

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan mamnuucista lagu soo rogay duulimaadyada Qaramada Midoobey ee deegaanada Somaliland, gaar ahaan Berbera iyo Hargeysa, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid aan loo baahneyn.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegay inay ka xun yihiin xayiraada lagu soo rogay duulimaadyada qaramada Midoobey, isagoo raali gelin ka bixiyay.

Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadaas ay ka hor imaaneyso xeerarka duulimaadyada caalamka, isagoo war saxaafadeedkiisa ku soo bandhigay shuruucyo qeexayay duulimaadyada ruqsada dowladda Soomaaliya loo siiyay jiheynta Hawada

wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta

Ciil-mooge waxa uu sheegay in dowladda ay iftiimineyso qiimaha iyo ahmiyadda howlaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay, isagoo xusay in maamulka hawada Soomaaliya aanu siyaasad la xiriirin, dowladduna ay diyaar u tahay inay wada-hadal kala gasho Somaliland, iyadoo la ilaalinayo jiritaanka qarannimada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkii hore dowladda Soomaaliya ku wareejisay maamulka hawada dalka oo muddo 22 sano ah laga maamulayay Nairobi, waxaana tallaabadaasi ka carooday maamulka Somaliland oo xayiraad ku soo rogay duullimaadyadii Qaramada Midoobay ee garoomada deegaannada uu maamulo.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:35Share on Facebook