Ceelcad | Latest News Over The World

branaamij ka turjumaya hidaha iyo dhaqanka soomaalida oo lagu qabtay nairobi
Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka udoodo xuquuqda dhalinyarada Soomaaliyeed ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano SYAO.

Bandhig dhaqameedkan ayaa waxaa Waxaa ka soo qeybgalay dadweyne kor u dhaafayay 270 oo ka kala socday bulshada qeybaheeda kala duwanaa sida, Diblomaasiyiin caalami ah, safiiro ajnabi ah, siyaasiyiin Soomaaliyeed, haween odayaal dhaqameedyo, dhalinyaro iyo dhamaan qeybaha bulshada.

Goobta Bandhig dhaqameedka ayaa waxaa lagu xardhay agabkii Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Calanka Soomaaliya, Halku dhigyo Hidaha iyo Dhaqanka ka tur jumayay iyo dhamaan sharaxaadii farshaqanka.

Kooxda Shamsudiin Ban ayaa goobta ku soo bandhigay dhamaan ciyar dhaqameedyada Soomaalida sida Heeso, Ciyaaraha Hidaha dhamaan gobolada dalka laga ciyaaro , Agabka Hidaha, Dharkii hida, Majaajilooyin qosol lahaa, Riwaayado iyo Sheekooyin ifinayay Hidiha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Dhamaan ka qeyb galayaashii kala duwanaa ee ka soo qeyb galay Xaflada ayaa si aad ah ula dhacay agaasinka iyo qaban kaabada Xaflada Lagu soo Nooleynayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed, waxa ayna Amaan u jeediyeen Ururka Soo qaban qaabiyay ee SYAO

Qeybaha dhexe ee bandhiga ayaa waxaa daadihinayey Abwaan Idaajaa oo ah Abwaan Soomaaliyeed oo can ku ah taarikhaha dhaqanka iyo suugaanta , waxaana uu daadihiyey barnaamij loogu magac daray “Su’aalaha dhaqanka “ oo lagu bixiyey hadiyado qaali ah sda Laptopyo , Mopelo , saacado , dhar hidha iyo dhaqanka ah barfuuno iyo lacag .

Dadki ka soo qeybgalay munaasabada bandhig dhaqameedkan ayaa aad ula dhaca , waxaana dadki goobta joogay ka mid ahaa qunsulka safaarada Soomaalida ee Kenya Siyaad Shire , safiirka Soomaalida ee Senegal Owliyo , xildhibaano , safiirada Uganda iyo D Jabuuti Soomaaliya u fadhiya iyo gudoomiyaha SYAO Mohmed Cajiib .

Mohamed Cajiib ayaa dadweynihi iyo siyaasiyiinti soo xaadirtay u sharxay sida SYAO uga go’antahay ilaalinta dhaqanka iyo hidaha soo jireenka si jiilalokoa lumay 20-so ee la soo dhaafay maanka ay ugu hayaan , waxaana sheeay in bandhiga filim ahaan loo soo galin doono aalaha la daawado ee internetka sida malaayin Soomaali ah uga faaideystaan

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:6Share on Facebook

Xildhibaanno qaadacay mooshinka ka dhanka ah xukuumadda
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo hor-jeesatay mooshin ka dhan ah xukuumadda federal-ka ah ee Soomaaliya oo dhowaan loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka.

In ka badan 100 xildhibaan oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa dhaliilay in xukuumadda oo 6 bil jir ah mooshin laga geeyo, waxayna soo jeediyeen in fursad ay waxqabad ku soo bandhigto la siiyo.

Guddooomiyaah guddiga xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in xilligan oo uu caalamku diyaar u yahay inuu dowladda wax kala qabto dhinacyada horumarinta aanay habbooneyn in qas la abuuro.

Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhowaan ra’iisul wasaaraha uu baarlamaanka hor tagay, su’aalana ay ka waydiiyeen wax-qabadkiisa, taas oo uu xusay in markii uu baxay ay xildhibaannadu la dhacsanaayeen, waxaanu is waydiiyay waxa mooshinka keenay laba toddobaad kaddib.

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan-madoobe) ayaa isna xusay in shacabka aanay farxad gelineynin rididda xukuumadda jirta, wuxuuna soo jeediyay tixgelinta rabitaanka shacabka iyo mas’uuliyadda baarlamaanka.

Xildhibaannadii maanta kulmay ayaa la sheegay inay ku jireen xubno horay ugu lug-lahaa mooshinka la gudbiyay ee xukuumadda ka dhanka ah

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi c faarax boodhari

Aqrisatay:31Share on Facebook

Ururka kobciye Community centre oo Shir Lagu Mideynayo Soomaalida degan Islii Qabtay
Waxaa shalay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii ka dhacay xaflad si wayn loo soo Agaasimay ayna ka soo Qeybgaleen Boqolaal qofood oo iskugu jira, Ganacsatada islii, Aqoonyahanao Haween dhalinyaro waxgarad.

Kulankaan oo uu soo Qaban Qaabiyay Ururka ugu way ee Somalida leedahay ee Xafiiskiisu yahay Magaalada Nairobi,  Xarunta kobciye community centre ayaa waxaa ka hadlay wax garad kala Duwan.

Shirkaan oo u Jeedadiisu ahayd sidii dadka dagan ay u kala war qaadan lahaayeen iyo Midaynta dadka Dagan islii, ayaa waxa uu ahaa mid socday Mudo, waxaana halkaas ka hadlay Ganacsato, Culumo, Aqoonyahano iyo dad kale oo aad u badnaa.

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray xaalada xaafada islii, sida amaanka caafimaadka, waxbarashada iyo arimo kale.

Ganacsatada iyo  qeybaha  kala Duwan ee cafimaadka Ururada bulshada, ayaa amaan u soo Jeediyay maamulka Xarunta kobciye community centre, waxa uuuna ahaa kulankaan kii ugu waynaa oo ay iskugu Yimnaadaan Boqolaal qofood ama ugu horeeyay oo ay abaabaushao Xarunta kobciye community centre  oo kashaqeysa arimaha bulshada  iyo hurmarinata dhallinyarada  sida la Talinta wada wanaagsan iyo in wax labarto.

Axmed faarax Cali Idaajaa oo ka mid ah suugaanyahanada Soomaaliyeed ayaa ka mid ahaa dadkii halkaas ka hadlay, waxa uuna sheegay in Maamulka  Xarunta kobciye Community Centre uu u qabtay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan islii wax badan.

“ waxaan oran karaa Xarunta kobciye community centre waxa uu qabtay wax badan, dhalinyaro Xumaan lahayd ama balwad baran lahayd, ama Xumaan kale baran lahayn ayay Toosiyeen oo ay Goobo waxbarasho u Fureen”ayuu yiri Idaajaa oo halkaas ka hadlay.

Waxaa ka mid ahaa dadkii Halkaas ka hadlay shine oo ah Gacanyaraha Xildhibaanka laga soo Doorto Degmada Kaamakuuji ee xaafada islii, waxaana halkaas lagu waydiiyay Su’aalo ay ka midyihiin amaanka iyo Nadaafada oo uu uga Jawaabay dadkii halkaas iskugu yimid.

Gudoomiye ku-xigeenka Ganacsatada islii oo halkaas ka hadlay ayaa aad ugu Mahadceliyay Maamulka kobciye community Centre  oo uu sheegay in ay wax badan qabtee.

Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha kobciye community Centre afrax Cabdulaahi Xasan asaga oo ka Warbixiyay xaalada Ururkan iyo sida uu u shaqeeyo.

Waxa uu sheegay afrax in Ururkan uu bulshada Dagan islii gaar ahaan dhalinyarada uu ku soo kordhiyay wax badan, waxa uuna sheegay in ay Boqolaal arkdaya dhigtaan iskuulka asaga oo sheegay in ay dhalinyaradaas ahaan laahyeen kuwa barta Maandooriye ama dhibaato kale u gaysta shacabka islii, balse ay u Weeciyeen waxbarasho.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

Aqrisatay:21Share on Facebook

Kulan gogol-xaar u ah shirka maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo muqdisho lagu qabtay
Kulan loogu gogol-xaarayo shir ku saabsan maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo lagu wado in dhammaadka bishan May uu ka furmo magaalada Nairobi ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka socotay rugaha ganacsiga ee Soomaaliya iyo Kenya, mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka socday iyo saraakiil ciidan ayaa ka qeybgashay kulanka.

Xasan Nuur oo ah madaxa qaban-qaabada shirka oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in fikirkooda uu yahay sidii ay isugu imaan lahaayeen rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya, isagoona ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka faa’ideystaan oo ay maal-gashadaan dalkooda qaniga ah.

Guddoomiyaha rugta ganacsiga ee Kenya, James N. Mureu oo kulanka ka qeybgalay ayaa xusay in Soomaaliya ay tahay dal ku wanaagsan maal-gashiga, wuxuuna soo jeediyay isku-furidda ganacsiga Soomaaliya iyo dalalka dariska ah, si ganacsatada dariska ay fursad maal-gashi u helaan.

Shirka maal-gashiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya oo wajigiisa hore uu Nairobi ka dhacayo 28-29-ka bishan ayaa la qorsheynayaa in wajigiisa labaad lagu qabto magaalada Muqdisho.

Taliyaha booliska Soomaaliya, Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saacid ayaa sheegay in boolisku ay xaqiijin doonaan ammaanka shirka, marka ay noqoto inay Muqdisho marti-geliso.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:26Share on Facebook

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan mamnuucista lagu soo rogay duulimaadyada Qaramada Midoobey ee deegaanada Somaliland, gaar ahaan Berbera iyo Hargeysa, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid aan loo baahneyn.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegay inay ka xun yihiin xayiraada lagu soo rogay duulimaadyada qaramada Midoobey, isagoo raali gelin ka bixiyay.

Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadaas ay ka hor imaaneyso xeerarka duulimaadyada caalamka, isagoo war saxaafadeedkiisa ku soo bandhigay shuruucyo qeexayay duulimaadyada ruqsada dowladda Soomaaliya loo siiyay jiheynta Hawada

wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta

Ciil-mooge waxa uu sheegay in dowladda ay iftiimineyso qiimaha iyo ahmiyadda howlaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay, isagoo xusay in maamulka hawada Soomaaliya aanu siyaasad la xiriirin, dowladduna ay diyaar u tahay inay wada-hadal kala gasho Somaliland, iyadoo la ilaalinayo jiritaanka qarannimada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkii hore dowladda Soomaaliya ku wareejisay maamulka hawada dalka oo muddo 22 sano ah laga maamulayay Nairobi, waxaana tallaabadaasi ka carooday maamulka Somaliland oo xayiraad ku soo rogay duullimaadyadii Qaramada Midoobay ee garoomada deegaannada uu maamulo.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:18Share on Facebook

madaxweyne xasan shiiq oo markii ugu horeeysay ka hadlay arimaha kismaayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay arrimaha ka taagan Jubooyinka iyo Somaliland oo maanta ay u dabaal degeyso sanad-guuradii 22aad ee ka soo wareegatay markii ay ku dhawaaqeen in gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale.

Khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo uu ka jeediyay Munaasabad uu xariga kaga jarayay Xarun Agoonta lagu xanaaneeyo oo ay hirgelisay Hey’ad ka tirsan dowladda Turkiga oo ku taal duleedka degmada Wadajir ayaa waxaa uu sheegay in arrimaha Kismaayo ka jira ay yihiin wixii ay in muddo ah ka digayeen.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sharci daro ku tilmaamay maamuladii halkaas laga magacaabay, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay mar kale wixii dadaalo ah gacan ka geysato

Waxaa uu sheegay in dadka ku nool Jubooyinka ay yihiin dad nabadeed, isagoo ku baaqay in aan wax colaad ah la gelin, sidoo kale waxaa uu xusay in dowladda wafdi ay ku jiraan saraakiil u dirtay si ay aanay wax colaad ah uga dhigin.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidamada xooga dalka iyo kuwa AMISOM ay kala hadleen in aanay wax lug ah ku yeelan arrimaha xiisadaha ee ka taagan Kismaayo.

Sidoo kale mar uu soo hadal qaaday arrimaha federaalka ayuu waxaa uu meel isaga riixay in dowladda aanay dooneyn federaalismka, hadalkaas uu yahay mid war xumo tashiil ah, hase ahaatee waxaa uu tilmaamay in aan lagu deg degin arrimaha federaalka, hadii kale ay fashil keeni doonto.

Madaxweynaha ayaa sheegay in wixii cadiifad laga tago, waxaana uu ku tilmaamay shacabka reer Somaliland inay yihiin shacab aad u wanaagsan, isla markaana dowladda waxba ka hagran doonin, waxaa uu xusay in qiimo kasta ha ugu kacdee inay ka shaqeyn doonaan sidii dadka Soomaaliyed midnimadooda loo soo celin lahaa.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi c boodhari

Aqrisatay:20Share on Facebook

Beled-Xaawo: 5 Shabaab oo is dhiibay
Shan ka mid ah maleeshiyada al-Shabaab ayaa isku dhiibay maamulka dowladda ee degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo sida uu sheegay taliyaha  amniga ee degmadaas Cabbey John.

Taliyaha ayaa sheegay in maleeshiyada al-Shabaab ka hor inta aysan isku dhiibin maamulka degmada Beled-Xaawo ay ku dhuumaaleysanayeen hawdka degmada.

Cabbey wuxuu u jeediyay dhallinyarada ay marin habaabisay kooxda al-Shabaab ee ku sugan deegaannada miyiga ee gobolka iyo qaar ka mid ah degmooyinka gobolka inay ka baxaan falalka ay ku jiraan.

Dhinaca kale, maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab ayaa xalay madaafiic ku riday deegaanka Busaar oo ka tirsan degmada Ceelwaaq ee isla gobolka Gedo.

Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq Ibraahim Guuled Aadan ayaa  xaqiijiyay madaafiicda xalay lagu weeraray degmada, isagoo sheegay in aysan wax khasaare ah geysan madaafiicda.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ka fuliyay goobo la tuhunsan yahay in maleeshiyada al-Shabaab ay xalay ka soo rideen madaafiiicda.

Deegaanka Busaar waxa uu  ka mid yahay deegaannada ay dagaallada ku dhex mareen ciidamada dowladda oo kaashanaya ciidamada AMISOM oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana mararka qaar ay Al-Shabaab ku soo qaadday deegaanka weerarro gaadmo ah.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi c boodhari

Aqrisatay:22Share on Facebook

Raysul wasaare Shirdoon oo codka kalsoonida loo qaadayo
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in toddobaadka soo socda codka kalsoonida looga qaado baarlamaanka federaalka Soomaaliya, xildhibaanno ayaa Jimcihii shalay u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.

Xildhibaannada soo diyaariyay mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha ayaa ku eedeeyay raysul wasaaraha iyo xukuumaddiisa inay ku fashilmeen gudashada waajibaadyadii loo xil-saaray.

Raysul wasaare Shirdoon ayaa hoggaamiye u ah xukuumad da’ yar oo Reer Galbeedku ay rumeysan yihiin inay tahay xukuumad ay ka go’an tahay wax ka qabashada ammaanka, soo celinta kala dambeynta iyo dabar-goynta musuqmaasuqa.

Dadka u kuur gala arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa rumeysan in codka kalsoonida ee loo qaadayo raysul wasaaraha uu khatar ku yahay dib u dhiska Soomaaliya, qaarkoodna waxay sheegayaan in raysul wasaare Shirdoon uu ka badbaadi doono mooshinka lagu doonayo in lagu rido asaga iyo xukuumaddiisa.

“Dowladda waxay ballan-qaadday inay wax ka qaban doonto arrimo badan lixdii bil ee ugu horreysay balse wax ay qabatay ma jirto,” ayuu yiri xildhinaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibaannada diyaariyay mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha.

Xildhibaanno kale ayaa xaqiijiyay in mooshinka loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka si xukuumadda ay mar kale kalsooni u waydiisato baarlamaanka.

Xafiiska raysul wasaaraha ayaan wali ka hadlin arrintan. Raysul wasaare Shirdoon ayaa bishii October ee sanadkii tegay loo magacaabay xilka raysul wasaarennimo.

Xildhibaan Daahir Amiin wuxuu sheegay in 100 xildhibaan ay taageersan yihiin mooshinka ka dhanka ah raysul wasaaraha.

Isagoo ka hadlayay sababta ka dambeysa mooshinka, wuxuu sheegay in xukuumadda ay ku guul-darreysatay waxyaabihii ay ballan-qaadday, isagoo si gaar ah u carrabaabay in xukuumadda ay ku fashilantay bixinta mushaharaadka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira maleeshiyada al-Shabaab.

Codkan ayaa ku soo hagaagaya xilli uu cirka isku shareeray khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:31Share on Facebook

IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya
Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada iyo dastuurka u yaalla Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ka wal-walsan tahay maamullada dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo.

Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macalim oo isaga iyo wafdi la socday ay maanta Muqdisho kula kulmeen madaxda sare ee dalka ayaa sheegay in IGAD ay mar kasta u taagan tahay horumarinta dalalka ku bahoobay oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Maxbuub ayaa sheegay inay u kuur-galayaan arrimaha gobollada Jubbooyinka, iyagoo ka duulaya go’aankii madaxda IGAD ay ku gaareen shirkii Addis Ababa, warbixinna ay u gudbin doonaan.

Wafdiga IGAD ayaa maanta Muqdisho kula kulmay madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda, Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi oo kulankii maanta ka qeybgalay ayaa sheegay inay xukuumadda u gudbisay wafdiga IGAD mowqifkeeda ku aaddan xasilinta dalka iyo maamul u samaynta gobollada, dowladduna ay qorshaheeda ku salaynayso war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii 21-aad ee ay isugu yimaadeen madaxda dalalka IGAD.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan sheegtay inay ka wal-walsan tahay xaaladda gobollada Jubbooyinka oo maamullo is-barbar socda looga dhowaaqay.

wabmaster

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:33Share on Facebook

Xasan Dahir “Abuu Mansuur Al-Amriiki waa nool yahay, laakiin naftiisa ayaa halis ku jirta
Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli talis ah oo maroorsaday awooda maamulka.

Wareysi uu siiyay Telefishinka Somali Chanel ayuu mar kale dab ku sii shiday khilaafka xoogan ee u dhaxeeya Saraakiisha sar sare ee Shabaab, isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in hogaanka dib loogu celiyo shacabka.

“Qaab Keli telisnimo ayuu u dhaqmayaa, hadii wax qaldamaan inaan ka ceshano, anaga shacabkaan xilka u qaadnay, waa inaan dib ugu soo celinaa”ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys.

Mar la weydiiyay in la dilay Abuu Mansuur Al-Amriiki iyo in kale ayuu sheegay inuu mar dhow ka bad baaday isku day dil, lana dhaawacay, balse uu nool yahay.

“Ninkaas waa nool yahay, hadii uu eed sheegtay oo uu afka ka hadlay, gaalnimada ku hadlin ma ahan in la dilo, mar baa la dhaawacay, hada waxaa aaminsanahay in la raadsanayo, waana waxa aan ka qeylineyno”ayuu yiri.

Sidoo kale waxaa uu ka digay dhiiga dadka Muslimiinta oo uu xusay in si qaldan loo daadiyo, isagoo xusay in culumo badan ay ku waayeen.

Mar la weydiiyay in cabasho ka gudbiyeen Hogaamiyaha Shabaab Abuu Zubeyr, ayuu xusay inay jiraan dad cabashadaas ka gudbiyay, oo uu tilmaamay in wax lagu saxayo, waxaana uu tibaaxay hadii qaladka jira la xalin ay noqoneyso in sidii Jazaa’ir wax ku dhacay uu Jihaadka u baabi’i doono sida uu yiri.

Sheekh Xasan Dahir ayaa si aan gambasho laheyn u weeraray Hogaamiyaha Shabaab, iyadoo hadaladiisa laga dareemayay sida uu uga careysan yahay hab dhaqanka Hogaamiyaha Shabaab.

Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa dhowaan bartiisa Twitter-ka ku soo bandhigay in la isku dayay in la dilo, isla markaana uu ka bad baaday, isagoo sawir muujinayay dhaawac dhuunta ka gaaray soo bandhigay.

Khilaafka hogaanka Shabaab u dhaxeeya ayaa u muuqda mid heerkii u sareeyay gaaraya, markii warbaahinta qeybaheeda kala duwan ay isu adeegsadaan hadalo lidi ku ahaa oo aanay horay looga baran.

WABMASTER

ceelcad@gmail.com

cilmi boodhari

Aqrisatay:45Share on Facebook