Boqolaal dadweyne ayaa isugu tagay hool ku yaala degaanka ay soomaalida u badan tahay ee Bellville magaalada Cape Town, ee dalka Koonfur Africa iyadoo xafladasi ay si weyn usoo buux dhaafiyeen shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan wadankani adiga oo aadan hoolka gaarin ayaa heesaha wadaniga ee ka daaran aad garanaysaa ujeedka xafladda. Waxaa taageero loogu [...]
Share on Facebook
Haweenka ku nool Wadamada Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bilaabay in ay caanaha dheeradka ee nasahooga ku jira ay iibiyaan si ay u heelaan lacago cadaan ah iyagoona furtay goobo lagu iibiyo. Haweenkan ayaa caanahooda ku iibiyo ama ku beec geeyo website ay leeyihiin iyo sidoo kale bogaga bulshada ay kuwada xiriiraan sida facebooka. Hoyooyinka ku [...]
Share on Facebook
Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli inta uusan soo galin siyaasada Soomaaliya, waxaa uu ku noola dalka Maraykanka gaar ahaan Virginia halkaasi oo uu ka ahaa taksiile. Balse mudo ka dib waxaa la soo darsay xanuun xaga neerfaha ku dhaco , oo ay ka caawisay Xaaska uu hada qabo Ra,iisulwasaare Abdi weli gaas, Marwo Hodan Ciise oo [...]
Share on Facebook
Marka ugu horeeyso oo qofka yimaado k/afrika wax yaalaha ugu hureyo oo maqlayo waxa kamid ah kalmada “la’isuma qoslo“, waana wixii ugu horeeyey oo la igu yiri markii aan imid k/afrika hal sano iyo bar ka hor , balse jawaab aan si lama filaan ah u bixiyey ayaa noqotey xaqiiq aan la iska indho tiri [...]
Share on Facebook
Subxaanalaaah Bal kawaran qof ay dhowr dhib isugu darsameen oo misna dumar ah ? Gabar u dhalatay wadanka Yaman ayaa habeenkii koobaad ee arooskeeda waxaa jirkeeda kasoodaatay dhiig halkii uu dhidid kasoobixi lahaa, waxaana in dheheeda ka soo daatay dhagax halkii Ilin ay ka soobixi lahayd… Markaas kadib maxaa dhacay? YAA ILAAHI Bal eeg… Ninkii [...]
Share on Facebook
Mid ka mid ah Gobolada ugu caansan Dalka Kenya islamarkaana si weyn loogu dalxiis tago laguna magcaabo Maasai Mara aya alaga helahay Cidur keena Hudo Joogto ah oo looyaqaan Sleeping Sickness. Cudurkaan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhasho kaneecada Gobolkaasi iyadoona qofka Markeey cunto uu hurdo joogto ah la kulmayo. Daraasada lagu sameeyay [...]
Share on Facebook
Duqa dunida ugu gaabay ayaa la soo bandhigay iyadoona duqaan uu u dhashay wadanka Nepal ee ku yaal qaarada Aasiya Sidoo Kale Duqaan ayaa Da’diisa waxa lagu qiyaasay in uu Jiro 72 Sano. Riix Halkaan Si Aad u Daawato Muuqaalka Duqa Dunida Ugu Gaaban. Email_Ceelcad@gmail.com Aqrisatay:1052Share on Facebook
Share on Facebook
Nin Cilmi baare ah oo u dhashay Dalka Singapore oo lagu magacaabo Hooman Samani ayaa hindisay soona saaray qalab Cusub oo sahlaya in aad ka shumiso qof kaa fog. Qalabkan Cusub ayaa ah mid kasameysan xinjir ama caag kaas oo la sheegay in masaafo dheer aad ka shumin karo lamaanaha aad jeceshay oo kaa fog. [...]
Share on Facebook
Xili uu socday fadhiga Golaha Baarlamaanka Masar ayaa Shalay si lama filaan ah waxaa Gudaha Baarlamaanka ka adimay Xildhibaan Mamduuc Ismaaciil oo kasoo Jeeda Xisbiga Salafiyiinta ah, waxaana ka daba dhawaaqay Shir gudoonka oo ku amray Xildhibaanka in uu ka adimo Masaajida u dhow Golaha Baarlamaanka. Arintaan wexey soo Jiidatay Indhaha Caalamka kadib markii Shaashadaha [...]
Share on Facebook
Soomaalda qabta cudurka dilaaga ee HIV aidska ayaa waxaa la sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan bulshada dhexdooda iyadoona dadkaas ay ka cabanaayaan faquuqid iyo kala soocid ay kala kulmaan bulshada dhexdeeda taas oo keentay inay noloshu ay ku adkaato. Halkaan Ka Daawo Soomaalida Qabta HIV-ga Sida ay sheegeen laba nin oo Soomaali ah [...]
Share on Facebook