ayaa si ciriiri ah uga hartay koobka Europa League inkastoo ay lugta labaad ee wareega 32da ay 3-1 kaga badiyeen Zenit, madaama lugtii hore ee Russia ka dhacday ay Zenit ku soo badisay 2-0. Zenit ayaana mar kale ciyaartii Anfield ku hormartay goolka oo uu u saxiixay Hulk, ka hor inta uusan Liverpool u barbareyn [...]
Share on Facebook
Feb 22 2013 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay 3-1 ugu awood sheegatay kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium lugta hore ee wareega 16ka. Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican, iyadoo kubada heysatay laakiin 7 daqiiqo markii ay socotay waxaa hogaanka ciyaarta u [...]
Share on Facebook
Feb 20 2013 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Xulka Nigeria ayaa iska xaadiriyay finalka koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 4- 1 ku xaaqeen xulka Mali kulankii semi-finalka. Nigeria oo uu ka dhex muuqday Moses ayaa ciyaarta ka dhigay hal dhinac qeybtii hore markaasoo ay ku hogaaminayeen 3-0, iyadoo goolasha ay uga mahadceliyeen Elderson, Ideye, Emenike. Victor Moses ayaana gacan ka geystay [...]
Share on Facebook
Feb 6 2013 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Masuuliyiin ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Masuuliyiin ka socotay shirkadda Greenfiels ee qaabilsan dhigidda Cowska aan dabiiciga aheyn garoomada kubadda cagta. Xoghayaha guud ee kooxda Banaadir SC, Abuukar Max’ed Sheekh, oo [...]
Share on Facebook
Jan 12 2013 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Mohamed Faraax oo asal ahaan ka soo jeeda wadanka Soomaaliya una tartamayey wadanka Ingriiska ee marti galinaya Olympicada aduunka Ayaa caawa ku gulaysatay inuu ka galo kaalinta koowaad ee tartanka oradada tobanka kunoo metres ah ee adunka. Mohamed waxaa uu ka guulaystay Rag aduunka can ka ah sida Bakeelayaal oo kasoo jeeda wadanka Ethopia kuwaa [...]
Share on Facebook
Aug 5 2012 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Kooxda kubada cagta manchester united ee wadanka ingiriiska ayaa ka qeyb qaadaneyso dhalashada hogaamiyihi hore ee ururka Anc ahna madaxweynihi hore ee wadanka South africa. Nelson Mandela oo maanta ay ku beegantahay dhalashadiisa ayaa ah 94 jir wuxuuna la tacaalayaa xanuuno isaga oo iminka u dabaal dagayo dhalashadiisa 94aad ayay xaaladiisu tahay mid aad u [...]
Share on Facebook
Jul 18 2012 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Xulka Qaranka Spain ayaa si xarako leh mar labaad ugu guuleysatay Kooxkiii Qaramada Yurub ee Euro 2012 . Xulka Spain ayaa rikoor Cusb dhigay kadib markii uu 4-0 ay uga adkaaday xulka Talyaaniga Ciyaartii finalka eheed ee koobka Qaramada Yurub ee Euro 2012 oo xalay lagu qabtay magaalada Kiev ee dalka Ukraine. Rikoorka Xulka Spain uu Xalay [...]
Share on Facebook
Jul 2 2012 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Xulka Spain ayaa sameeyey taariikh kadib marki uu 4-0 uga adkaaday xulka Talyaaniga kulanki finalka koobka Qaramada Yurub ee Euro 2012 ee xalay ka dhacay magaalada Kiev ee dalka Ukraine. Taariikhda uu sameeyey Spain ayaa ah isaga oo noqday dalki ugu horeeyey oo sadex jeer oo xiriir ah qaaday sadex koob oo caalami ah, iyo [...]
Share on Facebook
Jul 2 2012 | Posted in
Ciyaaraha |
Read More »
Kadib xaflada furitaanka ayaa Tartanakaan waxaa lagufuray labada wadan ee kala ah Poland iyo Creece , halkaaas oo ay ku dhexmartay ciyaar aad iyo aad u xirfadaysan oo waliba la arkayey inay ciyaarta ay ahayd mid weerar iyo weerar celisa . Ciyaartaasoo Garsooraha uu ku bixiyey labo kaarka Cas ah uu kala siiyey ciyaaryahanka Creece [...]
Share on Facebook
Jun 9 2012 | Posted in
Ciyaaraha |
Read More »
Kooxda Liverpool ayaa ka aarsatay naadiga Chelsea oo Axadi lasoo dhaafay ka qaaday koobka FA-ga kadib marki ay xalay 4-1 uga badisay ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska. Guuldarada qabsatay Chelsea waxay ku qasabtay in aysan wax raja ah ka yeelan kaalinta afraad ee horyaalka hase yeeshee waxaa ay gaari kartaa koobka horyaalada Yurub hadii ay [...]
Share on Facebook
May 9 2012 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »