Dood aad u xiisa badan ayaa waxay dhexmartay Kooxaha Alhu sunna Iyo Al Shabaab iyadoona doodaan laga sii daayay TV-Ga Universal Sidoo Kale Doodaan ayaa aheed mid ka hadlaysa Qeybo badan oo muhiim ah. Riix Halkaan Si Aad U Daawo Dooda Shabaab Iyo Ahlu Sunna Aqrisatay:1410Share on Facebook
Share on Facebook
Mar 24 2012 | Posted in
Diinta,
Wararka |
Read More »
Waxaan halkaan idinkaga soo gudbineenaa Muxaadaro aad u Qiima Badan Muxaadaradaan ayaa waxa ay ka hadlaysaa Aduunka waxa uu yahay iyadoona Muxaadaradaan Cinwaankeedu yahay Yaanu Ku sirin Aduunku Muxaadaradaan ayaa waxa idin soo gudbinaya Shiikh Maxamed Ibraahim Kenyaawi Halkaan Ka Daawo Muxaadaradii Magceedu ahaa Yaanu Ku Sirin Aduunku Email: Ceelcad@gmail.com Aqrisatay:1366Share on [...]
Share on Facebook
Feb 16 2012 | Posted in
Diinta |
Read More »
Dood aad u xiisa badan oo ay soo qaban qaabiyeen tvga Caalamiga ah ee Universal ayaa waxa looga hadlay waxa ay Culumada Soomaaliyeed ka qabaan dagaalada aan dhamaadka laheen ee ka socda dalka soomaaliya iyo isgaaleysiinta Culu aa udiinka Hadaba Halkaan ka Daawo Dooda oo aad u xiisa badan Email: ceelcad@gmail.com Aqrisatay:935Share on [...]
Share on Facebook
Jan 9 2012 | Posted in
Diinta,
Wararka |
Read More »
1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed oo haddana saalixad ah. 2) Waxaa laguyaqaan inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba marka uu maqan yahay. 3) Waa midda uu farxo ninkeedu haddii uu fiiriyo, haddii uu amrana waa tii addeecda. 4) Waa tii laasinta gurigeeda oo aan kabixin, amarka [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Diinta |
Read More »
Qur’aanka iyo Axaadiista nebiga (S.C.W.) waa halka qura ay ka soo fulaan sharciga iyo xukunka Islaamka. Qur’aanku waa hadalkii Alle ee loo waxyoodey nebiga (S.C.W.). Wuxuuna u yahay muslimiinta meel iyo waa ay joogaanba isha koowaad aan ka hadalka leheyn iyo ilaaliyaha xukunka iyo xeerarka oo idil. Dhamaan umada muslimka waxaa waajib ku ah inay [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Diinta |
Read More »
Prof. Abdulwahid Qalinle, Adjunct Associate Professor, Law School, UMN The Muslim Experience in Minnesota project aims to capture and convey the Muslim experience in Minnesota through oral interviews and photographic portraits. This Minnesota Historical Society funded project documented 40 Minnesota Muslims chosen carefully to represent a diverse collection of experiences. Continuing in the series of [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Diinta |
Read More »
Aflax Online School ayaa Waxaa idiinku Bishaaraynayaa Barashadda Luuqadda Ingiriiska,Soomaaligga iyo Xisaabaadka oo idiin balan qaadaya in Casharada iyo imtixaanaddaba aad ku qaadan doontaa online. Aflax online School ayaa Wuxuu Xafiisyo iyo Fasalaba ka Samaytay Gobolka Minnesota, Toronto iyo Magaaladda London. Iskuulkan ayaa Waxaa loogu Talo galay Dadka Soomaalidda Ee ku dhaqan Wadamadda Reer Galbeedka [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Diinta |
Read More »