Barnaamij loogu magac daray “Hir geli hamigaaga Faneed” oo ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Mudisho iyadoona Barnaamijkaan ay curintiisa laheedahay xarunta cilbaarista iyo wadahadalka (CRD) Sidoo Kale Barnaamijkaan ayaa waxa lagu qabtay Xarunta CRD ay ku leedahay Magaalada Mudisho ,waxana Muhimada Barnaamijkaan ay tahay in uu hor seed u noqdo soo saarista fanaaniin, jilayaal, hal [...]
Share on Facebook
Feb 14 2013 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Alfanaan Ahmed Cali Cigaal ayaa wacdaro ka dhigay Xaflada si heer Sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Raisul Waraase Saacid. RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WACDARAHA CIGAAL Xafladaan ayaa ka dhacay Dalka Mareykanka Gaar ahaa Ohio iyadoona Xafladaan ay noqotay Xafladii ugu dadka badneed ee ka dhacdo Mareykanka. Email: Ceelcad@gmail.com Aqrisatay:535Share on [...]
Share on Facebook
Nov 5 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Ubax Nacfi oo ah Fananad da’ yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Hagardaamo. Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh oo ka badan tii Nimco dareen iyo farxiyo Fiska ay ku bilaabeen fanka Soomaalida. Dhalin yarada xiisaysa fanka Soomaalida ee dhageestay heestaan [...]
Share on Facebook
Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi karo waa tan ugu da’da yar maanta gabdhaha heeso ee fanaaniinta Soomaaliyeed. Qaali ladan iyadoo ah gabar aad u [...]
Share on Facebook
Apr 7 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Fanaanada Shurki Weheliye Cadow Sandiko oo ku sugan dalka Canada ayaa maanta sheegtay in ay fashili doonto arrimo badan hadii aan la joojin fadeexada ay faafinayaan qaar ka mid ah fanaaninta Soomaaliyeed iyo websiteyo qaar. Shukri Sandiko ayaa sidoo kale sheegtay in ay soo bandhigayso siro badan oo la xariira Fanaanaiinta haatan loo haysto in [...]
Share on Facebook
Mar 21 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Fanaanada caanka ah ee Seynab Xaji Laba dhagax ayaa Maanta ka degtayy Magaalo Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyeen Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade Airport ee Magaalada Muqdisho Qaar ka tirsan Fananaiinta Soomaalieed ee fara ku tirska ah ee ku nool Magaalada Muqdisho. Halkaan Ka Daawo Sida Seynab Labadhagax loogu [...]
Share on Facebook
Mar 9 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Fuad Cumar Yare oo kamid ah Fanaaninta soo baxday Burburkii dalka kadib ayaa sheegtay hees uu horay u qaaday Fanaanka Reer Jabiiti ee Jamac Hadaaf. Heestaan uu sheegatay Fanaanka Fu’aad Cumar ayaa lagu magacaabaa BAL SOO OROD iyadoona heestaan Erayada iyo laxankaba uu iska leeyahay Fanaanka Reer Jabuuti ee lagu magacaabo Jamac Hadaaf Sidoo Kale [...]
Share on Facebook
Feb 26 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Al Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo kamid ah hobladii Waabari isla markaana ah Fanaan Magac Iyo Maamuus kuleh Bulsha Soomaaliyeed ayaa si aad ah ugu xanuunsanaya Guadaha Magaalada Muqdisho. Cabdi tahliil ayaa Dhawaan waxa Dhaawacay Ciidamado Ka Tirsan Dowlada KMG ah iyadoona ilaa hada aysan waxba u qaban Dowlada uu Madaxweyne Ka Yahay Shariif Shiikh [...]
Share on Facebook
Feb 21 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Fanaanadda/Abwaanadda/Laxamiistaha Shamso Maxamed Foot ayaa soo saartay hees muuqaal ah ooh al-ku-dhiggeedu yahay NARUURO. Heesta oo jaceyl ka tarjumeysa ayaa waxay tahay mid dabacsan Halkaan Ka Daawo Heesta Nauuro Iyo Shamso Food Email: Ceelcad@gmail.com Aqrisatay:1429Share on Facebook
Share on Facebook
Feb 5 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Fannaanadda Farxiyo Kabayare iyo Fannaanka Dalmar Yare ayaa waxay soo saareen hees cusub oo jaceyl ah, taasi oo erayadeeda ay aad u macaan yihiin. Hal-ku-dhigga heestan waa DHUNKASHO , waana erayadii iyo Laxankii Saalax Doonyaale iyo Muusikadii Cabdiwahaab Cantar Naaji. Heestaan ayaa waxa ay leedahay Muuqaal Cajiib ah iyadoona laga dareemayo erayo aad u macaan [...]
Share on Facebook
Jan 31 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »