Ceelcad | Latest News Over The World
Category archives for: Arimaha Bulshada

Wareysi gudoomiyaha ururka SCCN ee Soomaaliyeed

1618401_577366085681265_1872394391_n

Somali Climate Change network (SCCN) Ururka Xirriirinta Kahortaga isbedelka cimilada Somaliyaa. Ugu horeyn shaqsi ceynkee ah ayaad tahay Dr. Gedow? Magaceygu waa  Dr. Cisman Geedow ahna aqoon yahaan deegaanka iyo cimilada, waxaan Mudo kasoo sheynaayey sidii loo fahmilahaa xaalada isbedelka cimilada Somalia. Gormee ayaad sameseen ururka SCCN? Ururka  (SCCN) waxaa la assaasey bishii September 2013, […]

Share on Facebook

16-ka jun maalinta caruurta afrika

elmi

Malaayiin caruur ah oo ku nool adduunka ayaa sanadkasta  waxay  waajahaan   duruufo adag oo isugu jira nolol xumo  iyo daryeel la,aan la xiriirta maq,naashaha  waxyaabaha aasaasiga ka dhigi kara xuquuqdooda caruur,nimo , ama helitaanka  fursado kobcinaya karaankooda oo ay ugu horeeyaan  ka, warqabka caafimaad,kooda  iyo waxbarashadooda   Todobaadkii aynu ka soo gudubnay Warbixin ay  Qaramada […]

Share on Facebook

hambalyo meher oo loo diraayo Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac

  Hambayo Hambayo Hambayo Hooyo Maryan Baruud AxmedDawdar Hooyo Khadiija Ogle Diriye. Hooyo Fadumo X Salax Fadumo Maxamed Jaamac Casoowe iyo odaygeeda Maxamuud Guhaad Xassan Farxiya Casoowe iyo Caruurteeda iyo Odaygeeda Abdi Maxamed Cilmidhoonge Fatuux Maxamed Jaamac Casoowe iyo odaygeeda Saleban IIdle Caliheybe iyo Caruurtooda. Faakhir Maxamed Jaamac Casoowe iyo Odaygeeda A/llahi Diriye iyo Caruurtooda A/Salaam Maxamed […]

Share on Facebook

Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro

Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro

Boqolaal dadweyne ayaa isugu tagay hool ku yaala degaanka ay soomaalida u badan tahay ee Bellville magaalada Cape Town, ee dalka Koonfur Africa iyadoo xafladasi ay si weyn usoo buux dhaafiyeen shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan wadankani adiga oo aadan hoolka gaarin ayaa heesaha wadaniga ee ka daaran aad garanaysaa ujeedka xafladda. Waxaa taageero loogu […]

Share on Facebook

Tahniyad Aroos Farxad leh oo loo Dirayo Fartun C/lahi Moalim Ahmed Iyo Abdi Kariin ahmed jiifyare Oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho.

download (2)

Aabe ahmed maxamed jiifyare Hooyo Maryan Ciise Hooyo xaalimo xaaji xasan Hooyo ruqiyo moalim ahmed C/fitax ahmed jiifyare & xaakisa & carurtiisa Ismail ahmed jiifyare (chief) Cumar ahmed jiifyare Abukar ahmed jiifyare C/shakur ahmed jiifyare C/lahi ahmed jiifyare C/raxman ahmed jiifyare Usama ahmed jiifyare Mascud ahmed jiifyare Salman ahmed jiifyare Muna ahmed jiifyare Xamdi ahmed […]

Share on Facebook

CASUUMADII ABOORKA !!!(Faallo) C/qaadir Dulyar

DULYAR1

Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa gadooday qabyaaladina aaneey ka marneyn, dibna looga qoomameeyay waxa ay dhex maquurteen colaado kala calamo duwan oo mid waliba car-carteeda iyo ceynad gaara laheyd, Mudadaa 21-ka sano ah,Roobabku waxa ay da,yeen […]

Share on Facebook

Amin Arts oo sheegay in uu aad ugu xumaado Dhibaatada Soomalida South Africa “Daawo Warasysiga Amin Arts oo dhinacyo badan taabanaya.?

amiin camir

Iyadoo qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ay dhahaan kartuunistaha weyn ee caanka ah ee Amin Arts ma ogola in la weydiiyo su’aalo ayaa waxaa arintaasi wax ka duwan ay shacabka Soomaaliyeed ay indhahooda ku arkeen Amin Camir oo marti ku ah barnaamijka arimaha Bulshada oo la weydiinayo daraasiin Su’aalo Ah kaasi oo si wanaagsan […]

Share on Facebook

Tacsi Tiiraanyo Leh !.

Tacsi2

1) Osman isse Ahmed iyo xaaskeeyga joogo switzerland zurich 2)Abdi Isse Ahmed joogo chicaco 3)Abdullahi Isse Ahmed joogo Denmark 4)Faysal Adan weheliye iyo xaaskiisa jooga UK iyo Aabihiis Duuliye sare ex Somali airforce general Adan weheliye xirsi joogo UK ,Abdullahi mohamud iyo xaaskiisa joogo uk Cabeey sheekh Daahir c/laahi shiikh daahir c/qaadir sheekh daahir Mustafa […]

Share on Facebook

“AMAR WAALID WAA ARDAA AAN LAMARIN”

Canabcadeey

Waa qormo xiise leh waa qiso Layaableh oo ka dhacday Somalia gaar ahaan Garowe Qormadan waxaan qoray kadib markii aan la kulmay HANAD oo ah wiilkii qisadu ku dhacday sanadku markuu ahaa 02/03/2009 kadib markii aan dalxiis kutagay meel lagu raaxaysto oo lagu magacaabo DARAYLE oo kutaal magaalo madaxda dowladda Puntland ee Garowe HANAD waa […]

Share on Facebook

Amir khan Iyo Hooyadiis oo Sanadkan ka mid ah Malaayiinta muslimiinta ah ee Xajinaya

Aamir-Khan iyo hooyadiis

Jilaaga Caanka ah  ee reer Hindiya Amir khan ayaa sanadkaan ka mid ah Malaayiin muslimiin ah oo xajinaya kuna sugan Dalka Sucuudi carabiya waxaana uu shalay ka ambabaxay magaalada Mumbai garoonka diyaaradaha magaaladaasi. Amir Khan ayaa la sheegay in safarkiisa ku wehlineyso  Hooyadiis oo lagu magacaabo Zeenat Hussain waxaana la sheegay in sanadkaan ay xajinayaan. […]

Share on Facebook

Photo Gallery