Magaaladda Garoowe ayaa waxaa soo foodsaaartay hoos udhac xoogan oo ku yimid nuucyada kala duwan ee khudaarta ka timaada koonfurta Sooomaaliya ee abaaruhu sida ba’an ay usaameeyeen waqti xaadirkaan lagu jiro. Hoos udhacaan xoogan ee ku yimid dalagyadii ka imaan jiray Gobolada koonfureed ayaa ganacsatada iibisa khudaarta waxa ay ku micneeyeen kadib markii lawaayay wax [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Ganacsiga |
Read More »
Kaluumeystada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hoos u dhac weyn laga dareemay qiimaha la kala siisto kaluunka ee kawaanada Magaalada Muqdisho. Qiimaha la kala siisto Sicirka malaayga Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa hoos u dhac weyn laga dareemay, iyadoo Kiiladii hilibka Malaayga ah la kala siisanyay Lixdan kun oo Shilin Soomaali ah, halka markii hore uu [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Ganacsiga |
Read More »
Markab nooca xamuulka qaada ayaa gelinkii dambe ee maanta xoolo ka qaaday dekadda Bosaaso kuwaas oo la geyn doono dalka Lubnaan markii u horeysay. Gudoomiyaha Maxjarka Maxamed Faarax Maxamuud oo Saxaafada kula hadlay dekadda Bosaaso ayaa sheegay in markabkaan uu ka yimid dalka Lubnaan isla markaana ay noqonayso markii u horeysay oo Xoolo laga qaaday [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Ganacsiga |
Read More »
Ganacsiga ka jira guud ahaan degmada Baardheere, gaar ahaan magaalada Baardheere waxaa ugu weyn ganacsiga la xiriira waxsoosaarka beeraha. Waxaa labeeyo ka ganacsiga xoolaha nool iyo waxyaabaha kale ee laga helo sida subaga, caanaha, hilibka, hargaha iyo saamaha. Baardheere sida magaalooyinka kale ee waaweyn ee dalka Soomaaliya, waxay ganacsatadeeda ka ganacsadaan badeecooyinka inta badan soo dejinta [...]
Share on Facebook
Jan 2 2012 | Posted in
Ganacsiga |
Read More »