Ceelcad | Latest News Over The World
English News jaliyada

AU Special Representative says the upcoming AMISOM meeting with Somali Diaspora is important for the country’s reconstruction efforts »

Mogadishu – May 4th, 2013; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has expressed optimism that the upcoming AMISOM meeting…

May 4 2013 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Kenyan forces hit Shebab bases around final Somali bastion »

  ceelcad.com — Kenyan helicopter gunships struck Shebab bases outside the Somali port of Kismayo to clear the way for a takeover of the town abandoned by the Al-Qaeda linked…

Sep 30 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Somalia President Is Inaugurated Four Days After Assassination Attempt »

Somalia’s new president, Hassan Sheik Mohamud, was inaugurated Sunday amid tight security in the capital, Mogadishu, four days after he survived an assassination attempt. Related Somalia’s New President Survives Suicide…

Sep 17 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Museveni Writes To Somalia’s New President »

President Yoweri Museveni on September 9 wrote a congratulatory message to Hassan Sheikh Mohamud, congratulating him on being elected as President of the Federal Republic of Somalia. The President congratulated…

Sep 15 2012 / 1 Comment / Read More »
ceelcad.com

American 710 Strategic interests in Somalia »

January 18, 1993 THE OIL FACTOR IN SOMALIA FOUR AMERICAN PETROLEUM GIANTS HAD AGREEMENTS WITH THE AFRICAN NATION BEFORE ITS CIVIL WAR BEGAN. THEY COULD REAP BIG REWARDS IF PEACE…

Sep 13 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Somalia’s New President Survives Suicide Bombings »

Three suicide bombers attacked the temporary residence of the new president of Somalia as he was giving a news conference on Wednesday, killing an African Union soldier but failing to…

Sep 13 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Somalia Selects an Activist as President »

Hassan Sheik Mohamud, a moderate political activist and academic, took on one of the world’s most challenging political posts on Monday after members of Somalia’s newly created Parliament elected him…

Sep 12 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Politics Hinders Capture of Somalia’s Kismayo »

For months, the media have used words like “looming” and “imminent” to describe a long-anticipated, concerted military assault on Somalia’s coastal city of Kismayo, the last remaining stronghold of militant…

Sep 9 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Somali parliament set to elect new president »

Members of parliament will vote on Monday to elect a new leader, among 25 qualified candidates, who will appoint a prime minister to form a cabinet. Somalia’s new parliament was…

Sep 9 2012 / No Comment / Read More »
ceelcad.com

Presidential candidates make speeches to new Somali MPs »

Twenty-five qualified candidates are set to compete in the elections and were allotted 20 minutes each to present to parliament their political philosophies. In his speech former Somali Premier Mohamed…

Sep 9 2012 / No Comment / Read More »
Wararka

IGAD: Waan tixgelinaynaa dastuurka iyo midnimada Soomaaliya »

Hassan-Sheikh-Mohamud-with-Mahbub-300x200

Urur-goboleedka IGAD ayaa sheegay inay tixgelinayaan midnimada iyo dastuurka u yaalla Soomaaliya, xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ka wal-walsan…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Xasan Dahir “Abuu Mansuur Al-Amriiki waa nool yahay, laakiin naftiisa ayaa halis ku jirta »

xasan-daahir-aweys-267x300

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

dowlada soomalia oo amar ku siiyay wafdigii ay u Dirtay kismaayo in ay dib u soo laabtaan »

astaanta-qaranka-Soomaaliya

  Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu soo dhigay boggiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Xukuumadda oo ku baaqday xaqiijinta amniga Kismaayo »

Wasiirka_Arimaha_gudaha_Keydmedia_url-620x330

Wasiirka arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada…

May 17 2013 / No Comment / Read More »

Maxkamad kutaal dalka Mareykanka oo xukunno kala duwan ku riday afar nin oo Soomaali ah »

xukun-150x150

Afar nin oo Soomaali ah oo lala xiriirinayo in ay dhalinyaro u qoreen maliishiyaadka Al-shabaab ayaa maxkamadda ku tala gobolka…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo weydiistay Ra’iisul Wasaaraha inuu codka kalsoonida soo weydiisto »

images

Mooshinka ayaa la sheegay in maalinta berri loo qeybin doono mudanayaasha baarlamaanka nuqulada, inkastoo Gudoonka baarlamaanka aanu si rasmi ah…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Jubaland oo yeelatay Labo Madaxweyne, Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale oo si kala gaar ah loogu doortay Kismaayo »

doorasho-jubaland-3

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in si kala gaar gaar ah maanta magaaldaas loogu…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Rag hubeysan oo maanta weerar ku qaaday xarunta Xawaalada Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha »

Dahabshiil-Bakaaro

Inta la og yhay hal ruux ayaa ku dhintay labo kalena waa ku dhaawacmeen, markii rag hubeysan oo labisnaa dareyska…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

cali amiin sayid axmed oo ku dhawaaqay musharaxnimada madaxweynaha ximin iyo xeeb »

GetAttachment

Shir eey isuku yimaadeen waxgarad soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ka soo jeeda deegaanada hoos taga maamulka ximan…

May 15 2013 / No Comment / Read More »
Www.Ceelcad.com
Ciyaaraha

Liverpool oo Isaga Hartay Europa League Iyo Hazard oo Chelsea ka caawiyay inay u gudubto wareega 16ka »

liverpool

ayaa si ciriiri ah uga hartay koobka Europa League inkastoo ay lugta labaad ee wareega 32da ay 3-1 kaga badiyeen Zenit, madaama lugtii hore ee Russia ka dhacday ay Zenit ku soo badisay 2-0. Zenit ayaana mar kale ciyaartii Anfield ku hormartay goolka oo uu…

Feb 22 2013 / No Comment / Read More »

Bayern Munich Oo Emirates Ugu Awood Sheegatay Kooxda Arsenal +SAWIRO »

Arsenal-v-Bayern-Munich

Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay wareega 8da ee Champions League ka dib markii ay 3-1 ugu awood sheegatay kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium lugta hore ee wareega 16ka. Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si fiican, iyadoo kubada heysatay…

Feb 20 2013 / No Comment / Read More »

Nigeria oo Ku Tumatay Mali Iskana Xaadirisay Finalka Koobka Qaramada Afrika+SAWIRO »

1

Xulka Nigeria ayaa iska xaadiriyay finalka koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 4- 1 ku xaaqeen xulka Mali kulankii semi-finalka. Nigeria oo uu ka dhex muuqday Moses ayaa ciyaarta ka dhigay hal dhinac qeybtii hore markaasoo ay ku hogaaminayeen 3-0, iyadoo goolasha ay uga…

Feb 6 2013 / No Comment / Read More »

Kooxda Banadir SC oo dhisaneysa Garoon Cows Leh (Sawirro) »

Banaandir4

Masuuliyiin ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Masuuliyiin ka socotay shirkadda Greenfiels ee qaabilsan dhigidda Cowska aan dabiiciga aheyn garoomada kubadda cagta.  …

Jan 12 2013 / No Comment / Read More »

Moo Faarax oo cawa noqday hogaamiyaha Oradka Tobanka kuno Metres »

moo

Mohamed Faraax  oo  asal ahaan ka soo jeeda wadanka Soomaaliya una tartamayey wadanka Ingriiska ee marti galinaya Olympicada aduunka Ayaa  caawa ku gulaysatay inuu ka galo kaalinta koowaad ee  tartanka oradada tobanka kunoo metres ah ee adunka. Mohamed   waxaa uu ka guulaystay Rag aduunka can…

Aug 5 2012 / No Comment / Read More »

Manchester United Oo Markale Ka Qeyb Galaysa Dabaal Daga Dhalashada Nelson Mandela. »

man u

Kooxda kubada cagta manchester united ee wadanka ingiriiska ayaa ka qeyb qaadaneyso dhalashada hogaamiyihi hore ee ururka Anc ahna madaxweynihi hore ee wadanka South africa. Nelson Mandela oo maanta ay ku beegantahay dhalashadiisa ayaa ah 94 jir wuxuuna la tacaalayaa xanuuno isaga oo iminka u…

Jul 18 2012 / No Comment / Read More »
Dhacdooyinka

Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro »

Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro

Boqolaal dadweyne ayaa isugu tagay hool ku yaala degaanka ay soomaalida u badan tahay ee Bellville magaalada Cape Town, ee dalka Koonfur Africa iyadoo xafladasi…

Apr 27 2013 / No Comment / Read More »

Goobo lagu Iibiyo Caanaha Haweenka Naasahooda ka yimaada oo la Furay +Daawo Sawirada »

Breast-milk-AFP.jpg.crop_display

Haweenka ku nool Wadamada Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bilaabay in ay caanaha dheeradka ee nasahooga ku jira ay iibiyaan si ay u heelaan lacago cadaan…

Oct 21 2012 / No Comment / Read More »

Maxaad ka taqaanaa Ra’isul-wasaare Cabdi Gaas Qormo aad u xiiso badan oo wax badan kuu ifineysa »

Prof_-Cabdiweli-Gaas

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli inta uusan soo galin siyaasada Soomaaliya, waxaa uu ku noola dalka Maraykanka gaar ahaan Virginia halkaasi oo uu ka ahaa taksiile.…

Aug 4 2012 / 1 Comment / Read More »

K/Afrika : hadii aan leysku qoslin waa la isku ooy donaa.(Maqaal)?. »

codeey

Marka ugu horeeyso oo qofka yimaado k/afrika wax yaalaha ugu hureyo oo maqlayo waxa kamid ah kalmada “la’isuma qoslo“, waana wixii ugu horeeyey oo la…

Jun 29 2012 / No Comment / Read More »

Daawo Gabar Dhididkeedu Yahay Dhiig Ilinteeduna Tahay Dhagax Subxaanalaah. »

Mucjiso

Subxaanalaaah Bal kawaran qof ay dhowr dhib isugu darsameen oo misna dumar ah ? Gabar u dhalatay wadanka Yaman ayaa habeenkii koobaad ee arooskeeda waxaa…

Mar 25 2012 / No Comment / Read More »

Cudur aan Horay Loogu arag Caalamka oo Kenya Laga Helay »

lion-300x151

Mid ka mid ah Gobolada ugu caansan Dalka Kenya islamarkaana si weyn loogu dalxiis tago  laguna magcaabo Maasai Mara aya alaga helahay Cidur keena Hudo…

Mar 23 2012 / No Comment / Read More »
Diinta Dood Shabaab Iyo Ahlu Sunna

Daawo Dood Kulul oo Dhexmartay Shabaab Iyo Alhu Sunna.

Dood aad u xiisa badan ayaa waxay dhexmartay Kooxaha Alhu sunna Iyo Al Shabaab iyadoona doodaan laga sii daayay TV-Ga Universal Sidoo Kale Doodaan ayaa aheed mid ka hadlaysa Qeybo badan oo muhiim ah. Riix Halkaan…

Mar 24 2012 / Read More »
Maxamed Sheekh Ibraahim KENYAWI

Daawo Muxaadaro Lamagac Baxday YAANU KU SIRIN ADUUNKA

Waxaan halkaan idinkaga soo gudbineenaa Muxaadaro aad u Qiima Badan   Muxaadaradaan ayaa waxa ay ka hadlaysaa Aduunka waxa uu yahay iyadoona Muxaadaradaan Cinwaankeedu yahay Yaanu Ku sirin Aduunku   Muxaadaradaan ayaa waxa idin soo gudbinaya…

Feb 16 2012 / Read More »
culumo soomaaliyeed

Maxey Culumada ka yiraahdeen Dagaalka Ka Socda Dalka Soomaaliya Iyo Isgaaleysiinta (Daawo)

Dood aad u xiisa badan oo ay soo qaban qaabiyeen tvga Caalamiga ah ee Universal ayaa waxa looga hadlay waxa ay Culumada Soomaaliyeed ka qabaan dagaalada aan dhamaadka laheen ee ka socda dalka soomaaliya iyo isgaaleysiinta…

Jan 9 2012 / Read More »
muslimah berdoa

SIFADA SOOWJADA SAALIXADDA AH

1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed oo haddana saalixad ah. 2) Waxaa laguyaqaan inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba marka uu maqan yahay. 3) Waa midda uu farxo…

Jan 2 2012 / Read More »
Arimaha Bulshada

hambalyo meher oo loo diraayo Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac

  Hambayo Hambayo Hambayo Hooyo Maryan Baruud AxmedDawdar Hooyo Khadiija Ogle Diriye. Hooyo Fadumo X Salax Fadumo Maxamed Jaamac Casoowe iyo odaygeeda Maxamuud Guhaad Xassan Farxiya Casoowe iyo Caruurteeda iyo Odaygeeda Abdi Maxamed Cilmidhoonge Fatuux Maxamed Jaamac Casoowe…

Apr 28 2013 / Read More »
Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro

Xaflad lagu taageerayo maamulada dowlada oo South Africa lagu qabtay daawo Sawiro

Boqolaal dadweyne ayaa isugu tagay hool ku yaala degaanka ay soomaalida u badan tahay ee Bellville magaalada Cape Town, ee dalka Koonfur Africa iyadoo xafladasi ay si weyn usoo buux dhaafiyeen shacabka Soomaliyeed ee ku dhaqan…

Apr 27 2013 / Read More »
download (2)

Tahniyad Aroos Farxad leh oo loo Dirayo Fartun C/lahi Moalim Ahmed Iyo Abdi Kariin ahmed jiifyare Oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho.

Aabe ahmed maxamed jiifyare Hooyo Maryan Ciise Hooyo xaalimo xaaji xasan Hooyo ruqiyo moalim ahmed C/fitax ahmed jiifyare & xaakisa & carurtiisa Ismail ahmed jiifyare (chief) Cumar ahmed jiifyare Abukar ahmed jiifyare C/shakur ahmed jiifyare C/lahi…

Jan 21 2013 / Read More »
DULYAR1

CASUUMADII ABOORKA !!!(Faallo) C/qaadir Dulyar

Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa gadooday qabyaaladina aaneey ka marneyn, dibna looga qoomameeyay waxa ay dhex maquurteen…

Dec 30 2012 / Read More »
Ganacsiga GE DIGITAL CAMERA

Sara ukac Dhinaca Qudaarta oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Garoowe

Magaaladda Garoowe ayaa waxaa soo foodsaaartay hoos udhac xoogan oo ku yimid nuucyada kala duwan ee khudaarta ka timaada koonfurta Sooomaaliya ee abaaruhu sida ba’an ay usaameeyeen waqti xaadirkaan lagu jiro. Hoos udhacaan xoogan ee ku…

Jan 2 2012 / Read More »
kaluunka

Qiimaha Kaluunka oo hoos u dhac ku yimid suuqyada Muqdisho.

Kaluumeystada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hoos u dhac weyn laga dareemay qiimaha la kala siisto kaluunka ee kawaanada Magaalada Muqdisho. Qiimaha la kala siisto Sicirka malaayga Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa hoos u dhac weyn  laga…

Jan 2 2012 / Read More »
xoolo

Xoolaha Soomaaliyeed oo markii u horeysay loo dhoofiyey dalka Lubnaan (Sawiro)

Markab nooca xamuulka qaada ayaa gelinkii dambe ee maanta xoolo ka qaaday dekadda Bosaaso kuwaas oo la geyn doono dalka Lubnaan markii u horeysay. Gudoomiyaha Maxjarka Maxamed Faarax Maxamuud oo Saxaafada kula hadlay dekadda Bosaaso ayaa…

Jan 2 2012 / Read More »
basasha

Ganacsiga Basasha ee Magaalada Baardheere

Ganacsiga ka jira guud ahaan degmada Baardheere, gaar ahaan magaalada Baardheere waxaa ugu weyn ganacsiga la xiriira waxsoosaarka beeraha. Waxaa labeeyo ka ganacsiga xoolaha nool iyo waxyaabaha kale ee laga helo sida subaga, caanaha, hilibka, hargaha iyo…

Jan 2 2012 / Read More »
Suugaanta Lafoole1

DAAWO SAWIRADA:Barnaamij Loogu Magac daray “Hir geli Hamigaaga Faneed” oo Lagu qabtay Muqdisho

Barnaamij loogu magac daray “Hir geli hamigaaga Faneed” oo ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Mudisho iyadoona Barnaamijkaan ay curintiisa laheedahay xarunta cilbaarista iyo wadahadalka (CRD) Sidoo Kale Barnaamijkaan ayaa waxa lagu qabtay Xarunta CRD ay ku…

Feb 14 2013 / Read More »
axmed cali cigaal

Daawo Al-Fanaan Axmed Cali Cigaal oo Wacdaro ka dhigay Mareykanka

Alfanaan Ahmed Cali Cigaal ayaa wacdaro ka dhigay Xaflada si heer Sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Raisul Waraase Saacid. RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WACDARAHA CIGAAL Xafladaan ayaa ka dhacay Dalka Mareykanka…

Nov 5 2012 / Read More »
575838_444210708933134_2098698639_n (1)

Hobalada Ubax Nacfi oo la soo shaacbaxday Qaab cusub,(Daawo)?

Ubax Nacfi oo ah Fananad da’  yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Hagardaamo. Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay dardar xoog leh oo ka badan…

Jul 6 2012 / Read More »
1

Qaali Ladan oo noqotay Fananadda Ugu Da’da Yar Soomaaliya Daawo Muuqalka.

Fanaanadda Qaali Axmed oo loo Yaqaano Qaali Ladan ayaa ah fanaanad kasoo baxday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo soo saartay hees cajabisay dadkii daawaday taasoo ay ku muteysatay amaan maadaama ay tahay fanaanad la dhahi…

Apr 7 2012 / Read More »

BARNAAMIJYADA

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google